Home Wararka Somaliya Jubbaland Weerarkii Alshabaab ku Qaadeen Hotel Tawakal ee Magaalada Kismaayo oo lasoo Gabgabeeyey

Weerarkii Alshabaab ku Qaadeen Hotel Tawakal ee Magaalada Kismaayo oo lasoo Gabgabeeyey

0

Qof ayaa Albaabka isku Qarxiyay kadibne maleeshiya Hubaysan ayaa gudaha u gashay oo Sedax ah.

Laba kamid ah Goor hore ayaa Loo Diray meeshii ay rabeen halka midkii u dambeeyay uu soo gaaray Maqribkii Caawa xilliga Somalia.

Dhammaan sedaxdooda waa la Dilay waxa ayna Xernaayeen Dhar Ciidan oo ay ka hoos Gashteen Dhar Shacab.

Ciidamada Madaxtooyada Jubbaland iyo kuwa Sirdoonka ayaa howlgalka wada galay.

Dad rayid ah oo aan tira Rasmi ah la shaacin ayaa ku dhintay Weerarka oo xilli Mashquul badan ku soo beegmay Duhurradii maanta.

 

 

Previous articleGudoomiye Cali Jayte oo Lacag uu Horay u Balan Qaaday ku wareejiyay Askar Amiiro Alshabaab ah Soo Dilay Shalay(Sawiro)
Next articleShucayb Cabdullaahi iyo Saadaq Cabdi Jabaar oo horay Dilal badan gaystay oo saakay la toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here