Articles by: admin

Fannaan Cabdi Tahliil Warsame oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Fannaan Cabdi Tahliil Warsame oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

June 5, 2020

0 comments

Gudaha:

Waxaa xaley magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame kaas oo in muddo ah ku xanuunsanaa Muqdisho. Dowladda federaalka ee Soomaaliya… Read More ›

Libya’s GNA retakes Tripoli airport from Haftar’s forces

Libya’s GNA retakes Tripoli airport from Haftar’s forces

June 4, 2020

0 comments

English:

Troops loyal to Libya’s internationally recognised government have taken control of Tripoli international airport, military spokesman for the Government of National Accord said. “Our forces have… Read More ›

US: Askarigii dilay ninka madow ee George Floyd oo dacwad cusub lagu soo oogay

US: Askarigii dilay ninka madow ee George Floyd oo dacwad cusub lagu soo oogay

June 4, 2020

0 comments

Dibedda:

Dacwado cusub ayaa lagu dhawaaqay in lagusoo oogay dhamaan askartii booliiska shaqada laga ceyriyay ee ku sugnaa halkii uu ku geeriyooday ninka madow ee magaalada… Read More ›

Feeryahan caan ah oo ballanqaaday kharashka duugta ninkii madoobaa ee ay booliska Minneapolis dileen

Feeryahan caan ah oo ballanqaaday kharashka duugta ninkii madoobaa ee ay booliska Minneapolis dileen

June 2, 2020

0 comments

Dibedda:

Feeryahanka caanka ah ee reer Mareykan Floyd Mayweather ayaa ballanqaaday in uu bixinayo dhammaan kharashka ku baxaya duugta George Floyd oo ay dhawaan booliska Minneapolis… Read More ›

Trump oo ku hanjabay in uu ciidamo military u dirayo dhammaan goobaha ay dibedbaxyadu ka socdaan

Trump oo ku hanjabay in uu ciidamo military u dirayo dhammaan goobaha ay dibedbaxyadu ka socdaan

June 2, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo xalay khudbad ku aadan xaaladda dalka iyo dibedbaxyada gil-gilay jeediyay ayaa ku hanjabay in uu ciidamo military u dirayo… Read More ›

Dowladda oo ruqsadaha kala laabatay diyaarado dalka si qarsoodi ah kusoo geliyay jaad

Dowladda oo ruqsadaha kala laabatay diyaarado dalka si qarsoodi ah kusoo geliyay jaad

June 1, 2020

0 comments

Gudaha:

Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay… Read More ›

HINDIYA: Jilaa caan ah oo u gurmaday cunuggii damcay in uu kiciyo hooyadiis oo meyd ah

HINDIYA: Jilaa caan ah oo u gurmaday cunuggii damcay in uu kiciyo hooyadiis oo meyd ah

June 1, 2020

0 comments

Dibedda:

Jilaaga caanka ah ee shirkadda filimada Bollywood-ka Hindiya, Shah Rukh Khan ayaa la murugooday dhacdada ku saabsan cunug yar oo isku dayay inuu kiciyo hooyadiis… Read More ›

World alarmed by violence in US; thousands march in London

World alarmed by violence in US; thousands march in London

June 1, 2020

0 comments

English:

Nations around the world have watched in horror at the civil unrest in the United States following the death of George Floyd, a black man who died… Read More ›

Minibus in Somalia hits roadside bomb, 8 killed

Minibus in Somalia hits roadside bomb, 8 killed

June 1, 2020

0 comments

English:

At least eight people were killed on Sunday when a minibus struck a roadside bomb near the Somali capital Mogadishu, police and witnesses said. The vehicle… Read More ›

DANMARK: Nin qaati ka taagan dariskiisa oo caro darteed sariirtiisa soo dhigtay wadada bartankeeda

DANMARK: Nin qaati ka taagan dariskiisa oo caro darteed sariirtiisa soo dhigtay wadada bartankeeda

June 1, 2020

0 comments

Dibedda:

54-jir Danish ah oo qaati ka taagan dariskiisa ayaa caro darteed sariirtiisa ula soo baxay bannanka, isagoona dhigtay wadada bartankeeda, habeena ku baryay. Sidii uu… Read More ›

Donald Trump oo loola cararay meel ammaan oo dhulka hoostiisa ah

Donald Trump oo loola cararay meel ammaan oo dhulka hoostiisa ah

June 1, 2020

0 comments

Dibedda:

Xubno ka tirsan saraakiisha qaabilsan ammaanka madaxweyne Donald Trump ayaa warbaahinta CNN u sheegay in muddo kooban madaxweynaha ay ula carareen god ku yaal dhulka… Read More ›

MINNEAPOLIS: Gaari xamuul ah oo xowli ku dhex galay dad dibedbaxayay iyo darawalki oo la xiray

MINNEAPOLIS: Gaari xamuul ah oo xowli ku dhex galay dad dibedbaxayay iyo darawalki oo la xiray

June 1, 2020

0 comments

Dibedda:

Jahwareer iyo kala orod ayaa ka dhashay kadib markii gaari nooca xamuulka ah ee qaada shidaalka uu soo dhex galay dad lagu qiyaasay 5-6 kun… Read More ›

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax haleelay gaari nooca dadweynaha ah

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax haleelay gaari nooca dadweynaha ah

May 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Inta la xaqiihiyay qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay, todobo kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.… Read More ›

GUD. MINNESOTA: ” – Waxa Minneapolis ka socda waxay i xusuusisay Muqdisho iyo Baqdaad”

GUD. MINNESOTA: ” – Waxa Minneapolis ka socda waxay i xusuusisay Muqdisho iyo Baqdaad”

May 31, 2020

0 comments

Dibedda:

Duufaanno dibadbaxayaala ayaa wali ka socda magaalooyin iyo gobollo kala duwan oo Maraykanka ku yaal , waxayna galeen maalintii Shanaad banaanbaxyadani ka dhashay dilkii Goerge… Read More ›

Dibedbaxyada Mareykanka oo sii xoogeystay iyo bandow magaalooyin badan lagu soo rogay

Dibedbaxyada Mareykanka oo sii xoogeystay iyo bandow magaalooyin badan lagu soo rogay

May 31, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa sii xoogeytay oo maalinkii afaraad galay dibedbaxyada ka socda dalkaasi Mareykanka ee looga soo horjeedo dilkii George Flod oo ahaa nin madow Mareykan ah… Read More ›