Articles by: Webmaster

MUQDISHO: Hooyo ilmo yar ay dhashay ku riday godka musqusha saxarada oo laga badbaadiyay iyadiina baxsatay: VIDEO

MUQDISHO: Hooyo ilmo yar ay dhashay ku riday godka musqusha saxarada oo laga badbaadiyay iyadiina baxsatay: VIDEO

Dhacdo aad looga naxo ayaa ka dhacday degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir, kadib markii hooyo[Read More…]

January 5, 2018 0 comments
KENYA: Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya oo ka hadlay xiisada derbiga Kenya ka dhisayso xuduuda: DHAGEYSO

KENYA: Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya oo ka hadlay xiisada derbiga Kenya ka dhisayso xuduuda: DHAGEYSO

Todobaadkii la soo dhaafay, waxaa muran ka dhex taagnaa dadka ku nool magaalada Beledxaawo ee[Read More…]

January 5, 2018 0 comments
U.S. Republican presidential candidate Donald Trump takes a question from the audience at one of the New England Council's "Politics and Eggs' breakfasts in Manchester, New Hampshire in this November 11, 2015 file photo. REUTERS/Brian Snyder/Files

Dooda ka taagan caafimaadka maskaxda Trump oo sii xoogeysatay

Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey[Read More…]

January 5, 2018 2 comments
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray garoonka diyaaraddaha Garoowe oo dhismihii ku socday lasoo gabagabeeyay: SAWIRRO

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray garoonka diyaaraddaha Garoowe oo dhismihii ku socday lasoo gabagabeeyay: SAWIRRO

Madaxwaynaha maamulka Puntland C/weli Cali Gaas ayaa kormeeray  garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo[Read More…]

January 5, 2018 0 comments
Haweeneyda kasoo jeeda dalka Ruushka oo noqotay qofka ugu lugaha dheer dunida: VIDEO

Haweeneyda kasoo jeeda dalka Ruushka oo noqotay qofka ugu lugaha dheer dunida: VIDEO

Ekaterina Lisina ayaa noqotay haweeneyda dunida ugu lugaha dheer inta la og yahay dumarka adduunka[Read More…]

January 4, 2018 0 comments

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Somalia: SAWIRRO

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Somalia: SAWIRRO

Horjooge ka tirsanaa kooxda mayalka adag ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada amaanka maamulka[Read More…]

January 4, 2018 0 comments
Saraakiil cusub oo booliska kusoo biiray oo lagu hor dhaariyay wasiirka amniga: SAWIRRO

Saraakiil cusub oo booliska kusoo biiray oo lagu hor dhaariyay wasiirka amniga: SAWIRRO

Saraakiil cusub oo ciidamada booliska Soomaaliyeed kusoo biiray, soona dhameystay tababaro gudaha iyo dibada ah[Read More…]

January 4, 2018 0 comments
Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo Dhahar si diirran loogu soo dhoweeyay: VIDEO

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo Dhahar si diirran loogu soo dhoweeyay: VIDEO

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo maalmahan safar ku marayay deegaanada Puntland[Read More…]

January 4, 2018 0 comments
Ciidanka X.D.S : – Waxaan dilnay  guddoomiye-ku-xigeenkii Sh/Hoose ee Al-Shabaab

Ciidanka X.D.S : – Waxaan dilnay guddoomiye-ku-xigeenkii Sh/Hoose ee Al-Shabaab

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa[Read More…]

January 4, 2018 0 comments
DHACDO NAXDIN LEH: Nin dilkiisa faas iyo baangad loo adeegsaday magaalada Jowhar

DHACDO NAXDIN LEH: Nin dilkiisa faas iyo baangad loo adeegsaday magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in duleedka magaaladaas uu[Read More…]

January 3, 2018 0 comments
Kalfadhiga labaad ee golaha aqalka sare oo  lagu wado in maanta lagu soo xiro Muqdisho

Kalfadhiga labaad ee golaha aqalka sare oo lagu wado in maanta lagu soo xiro Muqdisho

Waxaa maanta oo talaado ah lagu wadaa in la soo xiro kalfadhiga 2 ee Golaha[Read More…]

January 3, 2018 0 comments
Heesta ugu shidan sanadka cusub 2018 ee baraha bulshada ku faaftay: VIDEO

Heesta ugu shidan sanadka cusub 2018 ee baraha bulshada ku faaftay: VIDEO

Fannaanka ku caan baxay heesaha shiribka iyo dhaqanka ayaa sanadka cusubow ee 2018-ka kusoo shir[Read More…]

January 2, 2018 0 comments
Aabaha dhalay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida oo Muqdisho lagu dilay

Aabaha dhalay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd Magaaladda muqdisho waxa ay ku dileen aabaha Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1aad[Read More…]

January 2, 2018 0 comments
R/wasaare Kheyre: oo ka hadlay horumarka ay ku talaabsatay Xukumadiisa’

R/wasaare Kheyre: oo ka hadlay horumarka ay ku talaabsatay Xukumadiisa’

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa[Read More…]

January 2, 2018 0 comments
Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya: SAWIRRO

Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya: SAWIRRO

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xarunta  maamulka[Read More…]

December 28, 2017 0 comments
Faarax Macallin oo jawaasiis qaran dumis ah ku tilmaamay Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/Shakuur: VIDEO

Faarax Macallin oo jawaasiis qaran dumis ah ku tilmaamay Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/Shakuur: VIDEO

Faarax Macalin oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee Kenya ayaa si kulul ugu hadlay[Read More…]

December 28, 2017 0 comments
MUUQAAL QIIRO LEH: Dhalinyaro askarnimo kusoo bartay Mareykanka oo diiday inay is dhiibaan oo dalka…: VIDEO

MUUQAAL QIIRO LEH: Dhalinyaro askarnimo kusoo bartay Mareykanka oo diiday inay is dhiibaan oo dalka…: VIDEO

Xarunta gaashaandhiga Somalia, ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kullan ku dhex maray taliyaha ciidamada xoogga[Read More…]

December 26, 2017 0 comments
Jawaari iyo kuxigeenkiisa oo booqasho ku tegay Baydhabo: SAWIRRO

Jawaari iyo kuxigeenkiisa oo booqasho ku tegay Baydhabo: SAWIRRO

Guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hpoggaaminayo ayaa gaaray magaalada[Read More…]

December 26, 2017 0 comments