Dibedda

Turkiga oo dib u soo celiyay markabkii xiisadda ka abuuray bariga badda Mediterenian-ka

Turkiga oo dib u soo celiyay markabkii xiisadda ka abuuray bariga badda Mediterenian-ka

Markabka sahanka ah Oruc Reis ee uu Turkigu lee yahay ayaa Axadda maanta ah ku laabtay biyaha u dhow gobolka[Read More…]

September 14, 2020 0 comments Dibedda
Talyaaniga oo qaabilay tahriibayaal dal kasta diiday oo 40 casho ku xannibnaa badda

Talyaaniga oo qaabilay tahriibayaal dal kasta diiday oo 40 casho ku xannibnaa badda

Koox tahriibayaal ah oo uu soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Denmark oo ku sugnaa badda Mediterranean-ka ayaa loo ogolaaday[Read More…]

September 14, 2020 0 comments Dibedda
SLOVENIA: Haweeney gacanta iska jartay si ay u qiyaanto shirkadaha caymiska

SLOVENIA: Haweeney gacanta iska jartay si ay u qiyaanto shirkadaha caymiska

Haweeney u dhalatay dalka Slovenia ayaa lagu helay dambi ah in ay si ula kac ah isaga jartay gacanteeda, iyada[Read More…]

September 13, 2020 0 comments Dibedda

Madaxweyne Trump oo ku eedeeyay musharrax Joe Biden in uu daroogo isticmaalo

Madaxweyne Trump oo ku eedeeyay musharrax Joe Biden in uu daroogo isticmaalo

Loollanka ololaha doorashada Mareykanka ee u dhaxeeyay labada xisbi ee Dimuquraadiga iyo Jamhuuriga oo ay u kala sharraxan yihiin madaxweynaha[Read More…]

September 13, 2020 0 comments Dibedda
Wada-hadal uga furmay dalka Qadar ururka Taliban iyo dowladda Afghanistan

Wada-hadal uga furmay dalka Qadar ururka Taliban iyo dowladda Afghanistan

Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Afghanistan ayaa maanta wadahadallo nabadeed oo taarikhi ah ay uga furmeen magaalada Doha ee caasimadda dalka[Read More…]

September 12, 2020 0 comments Dibedda
Nin daroogo badan gaari ku siday oo ka khal-khal gawaari boolis oo meel yaalay, dabadeedna ku dhacay

Nin daroogo badan gaari ku siday oo ka khal-khal gawaari boolis oo meel yaalay, dabadeedna ku dhacay

Nin ka ganacsaday daroogada islamarkaana ku nool dalkaasi Australia ayaa sameeyay dhacdo ka yaabisay booliska iyo shacabka dalkaasi kadib markii[Read More…]

September 12, 2020 0 comments Dibedda, Layaabka
Afarta boolis ee ku eedeysan dilka George Floyd oo midba midka kale ku eedeynaya dhimashadiisa

Afarta boolis ee ku eedeysan dilka George Floyd oo midba midka kale ku eedeynaya dhimashadiisa

Shalay oo Jimco aheyd waxaa maxkamad lasoo taagay afartii booliska aheyd ee ku eedeysan dilka George Floyd oo ahaa nin madow[Read More…]

September 12, 2020 0 comments Dibedda
Donald Trump oo dal labaad oo carbeed ku cadaadiyay aqoonsiga Israel

Donald Trump oo dal labaad oo carbeed ku cadaadiyay aqoonsiga Israel

Baxreyn ayaa noqotay dalkii ugu dambeeyay ee Carbeed ee oggolaada in la hagaajiyo xiriirkeeda dublumaasiyadeed ee Israel iyadoo ay tani[Read More…]

September 12, 2020 0 comments Dibedda
Hindiya iyo Shiinaha oo soo afjaraya xiisadda labada ciidan ee xadka lagu muransan yahay

Hindiya iyo Shiinaha oo soo afjaraya xiisadda labada ciidan ee xadka lagu muransan yahay

Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku raacay inay si degdeg ah usoo afjaraan dagaalka ciidankooda ee xadka lagu muransan yahay, iyo[Read More…]

September 11, 2020 0 comments Dibedda
Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

Buug cusub oo uu qoray wariyaha caanka ah ee lagu magacaabo Bob Woodwards  isalamrkaana dhawaan soo bixi doona ayaa lagu[Read More…]

September 11, 2020 0 comments Dibedda
LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

Waxaa maanta duhurkii mar qura uu ka kacay dab xooggan dekedda magaalada Bayruut bil kadib markii uu halkaasi ka dhacay[Read More…]

September 10, 2020 0 comments Dibedda
Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

Mareykanka ayaa in kabadan seddex meeloodoow meel ciidamadiisa kagala bixi doona Ciraaq todobaadyo gudahood, sida uu sheegay taliyahooda ugu sareeya[Read More…]

September 10, 2020 0 comments Dibedda
Doorasho ay diidan tahay dowladda dhexe ee Itoobiya oo gobolka Tigray ka bilaabatay

Doorasho ay diidan tahay dowladda dhexe ee Itoobiya oo gobolka Tigray ka bilaabatay

Dadweynaha gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta, iyagoo ka qayb qaadanaya doorasho ay isku[Read More…]

September 9, 2020 0 comments Dibedda
Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ku dilay sarkaal Shabaab muhiim u ahaa

Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ku dilay sarkaal Shabaab muhiim u ahaa

Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in duqayntii dhacday 25-kii Ogosto lagu dilay Cabdulqaadir Kumaandoos oo ka tirsanaa saraakiisha sarsare ee ururka[Read More…]

September 9, 2020 0 comments Dibedda
SAWIRRO: Dab la qabadsiiyay kaamkii qoxootiga ugu weynaa Griiga iyo kumannaan qoxooti ah oo baxsaday

SAWIRRO: Dab la qabadsiiyay kaamkii qoxootiga ugu weynaa Griiga iyo kumannaan qoxooti ah oo baxsaday

Xalay waxaa dab la qabadsiiyay oo bur-buriyay guud ahaan kaamka qoxootiga Moria, jasiiradda Lesvos ee dalkaasi Griigga, waxaana baxsaday kumannaan[Read More…]

September 9, 2020 0 comments Dibedda
SACUUDIGA: Xubno dil ugu xukunnaa dilkii wariye Khashogji oo la cafiyay

SACUUDIGA: Xubno dil ugu xukunnaa dilkii wariye Khashogji oo la cafiyay

Dowladda Sacuudiga ayaa ka cafisay xukun dil ah shan xubnood oo lala xiriirinayo dilkii wariyihii reer Sacuudi Jamal Khashoggi loogu[Read More…]

September 8, 2020 0 comments Dibedda
Mareykanka oo sheegay in askari uga dhaawacmay weerar al-Shabaab oo ka dhacay Jubada hoose

Mareykanka oo sheegay in askari uga dhaawacmay weerar al-Shabaab oo ka dhacay Jubada hoose

Mas’uuliyinta Soomaalida ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa VOA u sheegay in ilaa afar askari oo Soomaali ah ay ku dhinteen[Read More…]

September 8, 2020 0 comments Dibedda
UK: Booliska Birmingham oo nin madow ah u baafinaya dhacdadii mindiyeynta ee magaaladaasi

UK: Booliska Birmingham oo nin madow ah u baafinaya dhacdadii mindiyeynta ee magaaladaasi

Booliska magaalada Birmingham ee dalkaasi Ingriiska ayaa soo bandhigay muuqaalka nin madow ah kaas oo ay u baafinayaan dhacdadii habeen[Read More…]

September 7, 2020 0 comments Dibedda
Facebook oo xayiraad saareysa nin sheegay in uu toos u tabin doono dhimashadiisa

Facebook oo xayiraad saareysa nin sheegay in uu toos u tabin doono dhimashadiisa

Shabakadda Facebook ayaa sheegtay in ay nin Faransiis ah oo uu hayo cudur aan dawo lahayni ka xannibi doonto in[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
UK: Dad dhowr ah oo lagu mindiyeeyay magaalada Birmingham iyo booliska oo howlgal wada

UK: Dad dhowr ah oo lagu mindiyeeyay magaalada Birmingham iyo booliska oo howlgal wada

Booliska magaalada Birmingham ayaa saakay oo Axad ah ka wada magaaladasaaso howlgal kadib markii senterka magaaladaasi xalay ilaa saakay aroor[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Mali oo waddanka isaga baxay

Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Mali oo waddanka isaga baxay

Madaxweynhii hore ee Mali Ibrahim Boubacar Keita, kaasi la afgambiyay bishii August ayaa waddanka ka tagay. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
ITOOBIYA: ” – Doorasho ka dhacdo deegaanka Tigreega waa sharci darro, lamana aqbali doono”

ITOOBIYA: ” – Doorasho ka dhacdo deegaanka Tigreega waa sharci darro, lamana aqbali doono”

Aqalka sare ee dalkaasi Itoobiya ayaa cod buuxa uga soo horjeestay doorashada la filayo deegaanka Tigreega iney arbacada horteenna ah[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
Donald Trump oo diiday in uu Ruushka ku eedeeyo sumeyntii Alexei Navalny

Donald Trump oo diiday in uu Ruushka ku eedeeyo sumeyntii Alexei Navalny

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in uu cambaareeyo dalka Ruushka ka dib markii lagu eedeeyay sumeyntii hogaamiyihii mucaaradka[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
COVID-19: Dalka Talyaaniga oo qaati laga taagan yahay xirashada maaskada iyo dibedbaxyo looga soo horjeedo oo la dhigay

COVID-19: Dalka Talyaaniga oo qaati laga taagan yahay xirashada maaskada iyo dibedbaxyo looga soo horjeedo oo la dhigay

Shacabka dalka talyaaniga ayaa bilaabay in ay muujiyaan shucuurtooda ku aadan in ay qaati ka taagan yihiin xirashada maaskada wajiga[Read More…]

September 6, 2020 0 comments Dibedda
BIDEN: ” – Donald Trump uma qalmo madaxweyne, haddii uu waxaas ku hadlay”

BIDEN: ” – Donald Trump uma qalmo madaxweyne, haddii uu waxaas ku hadlay”

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga  Joe Biden ayaa ka hadlay “fadeexad” dhawaan soo shaac baxday taas oo ku kacay madaxweynaha[Read More…]

September 5, 2020 0 comments Dibedda
ITOOBIYA: Dowlad-deegaanka Tigreega iyo dowladda dhexe oo isu gooddiyay

ITOOBIYA: Dowlad-deegaanka Tigreega iyo dowladda dhexe oo isu gooddiyay

Guddiga fulinta deegaanka ismaamulka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa sheegay go’aan kasta oo golaha Federeeshiinka ka soo baxa oo lagu[Read More…]

September 5, 2020 1 comment Dibedda
Iran oo lagu eedeeyay in ay dhaafisay Yuraaniyamkeeda in ka badan ‘toban jeer’ intii loo ogolaa

Iran oo lagu eedeeyay in ay dhaafisay Yuraaniyamkeeda in ka badan ‘toban jeer’ intii loo ogolaa

Iiraan ayaa hadda haysata in ka badan toban jeer xaddiga macdanta uranium-ka, ee loogu oggolaa heshiiskii caalamiga ahaa, sida ay[Read More…]

September 5, 2020 0 comments Dibedda
Madaxweyne Trump oo waddan labaad oo muslim ah ku “khasbay” in uu xiriir la sameeyo Israel

Madaxweyne Trump oo waddan labaad oo muslim ah ku “khasbay” in uu xiriir la sameeyo Israel

Madaxweyne Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Serbia iyo Kosovo ay caadiyeeyeen xiriirkooda dhaqaale, taasi oo qeyb ka ah[Read More…]

September 5, 2020 0 comments Dibedda
ARCHIV - 30.08.2019, Italien, Rom: Silvio Berlusconi, ehemaliger Premierminister von Italien. (zu dpa "Italiens Ex-Regierungschef Berlusconi wegen Corona im Krankenhaus") Foto: Roberto Monaldo/LaPresse via ZUMA Press/dpa +++ dpa-Bildfunk +++

Ra`iisul wasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi oo isbitaal la dhigay

Ra`iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi, oo 83 jir ah, ayaa xalay ku baryay isbitaal ku yaalla Milan si[Read More…]

September 4, 2020 0 comments Dibedda
NATO: Ruushku ha caddeeyo barnaamijkiisa ku aadan sunta Novichok

NATO: Ruushku ha caddeeyo barnaamijkiisa ku aadan sunta Novichok

Gaashaanbuurta Nato ayaa waxay ugu baaqeen Ruushka in uu shaaca ka qaado oo uu baarayaal caalamka tuso barnaamijka suntan loo[Read More…]

September 4, 2020 1 comment Dibedda
US: Booliskii ku lugta lahaa dhimashada ninkii qaawanaa ee madowga ahaa oo shaqada laga eryay

US: Booliskii ku lugta lahaa dhimashada ninkii qaawanaa ee madowga ahaa oo shaqada laga eryay

Duqa magaalada Rochester Lovely Warren ayaa shaaca ka qaaday in ay shaqada ka eriday dhammaan booliskii ku lugta lahaa falka[Read More…]

September 4, 2020 0 comments Dibedda