Archive for April, 2020

MOSCOW: Ra`iisal wasaaraha dalka Ruushka oo laga helay cudurka coronavirus

MOSCOW: Ra`iisal wasaaraha dalka Ruushka oo laga helay cudurka coronavirus

April 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Sida ay baahinayaan warbaahinta gudaha dalka Ruushka ayaa waxaa cudurka coronavirus laga helay ra`iisal wasaaraha dalkaasi Mikhail Misjustin (54-jir). Xaaladdan kusoo korortay ee xanuunka COVID19… Read More ›

VIDEO: Daanyeero baahan oo uu saameeyay bandowga coronavirus oo weerar kusoo qaaday magaalo

VIDEO: Daanyeero baahan oo uu saameeyay bandowga coronavirus oo weerar kusoo qaaday magaalo

April 30, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

A large crowd of monkeys has been filmed brawling over a pot of yoghurt in a street in Thailand. A fall in tourist numbers amid… Read More ›

SWEDEN: 22-jir u geeridooday cudurka coronavirus – ” ha i geynina isbitaalka, waxaan ka baqayaa in aan dib usoo noqon waayo”

SWEDEN: 22-jir u geeridooday cudurka coronavirus – ” ha i geynina isbitaalka, waxaan ka baqayaa in aan dib usoo noqon waayo”

April 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Amin Salayev oo ahaa 22 jir asalkiisu ajnabi yahay islamarkaana ku noolaa xaafadda Bredäng ee magaalada Stockholm ayaa ku geeriyooday isbitaalka Karolinska universitetssykehus ee Solna… Read More ›

Trump oo sheegay in Shiinuhu uusan dooneyn in dib isaga loogu soo doorto madaxweynaha Mareykanka

Trump oo sheegay in Shiinuhu uusan dooneyn in dib isaga loogu soo doorto madaxweynaha Mareykanka

April 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Wareysi uu ku siiyay gudaha aqalka cad ee Mareykanka wakaaladda wararka ee Reuters ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in dalkaasi Shiinaha uusan dooneyn in isaga… Read More ›

Trump claims China wants him to lose re-election race in November

Trump claims China wants him to lose re-election race in November

April 30, 2020

0 comments

English:

President Donald Trump said on Wednesday he believes China’s handling of the coronavirus is proof that Beijing “will do anything they can” to make him… Read More ›

Madaxweynaha Turkiga oo amray in aysan guryaha kasoo bixin dadka ka weyn 65 sano iyo kuwa ka yar 20 sano

Madaxweynaha Turkiga oo amray in aysan guryaha kasoo bixin dadka ka weyn 65 sano iyo kuwa ka yar 20 sano

April 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Dalka Turkiga oo ka mid ah dalalka la daalaa-dhacaya cudurka Coronavirus ayaa waxaa laba-jibaaray ka hortagga cudurkaasi, iyadoona awaamir hor leh la dul-dhigay shacabka ku… Read More ›

Deni oo dallacsiiyey ciidamadii ka qeyb-qaatay badbaadinta shacabka reer Qardho

Deni oo dallacsiiyey ciidamadii ka qeyb-qaatay badbaadinta shacabka reer Qardho

April 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray xarunta tababarada ciidamada ee Xorgoble. Madaxweyne Deni ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo… Read More ›

Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Dheere oo xilka wareejiyay

Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Dheere oo xilka wareejiyay

April 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda hoose ee Xamar ayaa waxaa  maanta xilkiisa ku wareejiyay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim… Read More ›

Atoore hindi caan ah oo u geeriyooday cudurka halista ah ee kansarka

Atoore hindi caan ah oo u geeriyooday cudurka halista ah ee kansarka

April 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Jilaaga hindiga ah ee reer Bollywood Irrfan Khan, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala waqooyiga Mumbai, sida ay qorayaan warbaahinta dalkaasi iyo kuwa caalamka qaarkood.… Read More ›

NORWAY: Maal-qabeen xaaskiisa dilay oo muddo 2 sano ku dhow sirayay booliska oo la xiray

NORWAY: Maal-qabeen xaaskiisa dilay oo muddo 2 sano ku dhow sirayay booliska oo la xiray

April 29, 2020

0 comments

Dibedda, Norway:

Booliska dalka Norway waxaa ay shalay gelinkii hore ay xabsiga dhigeen nin maalqabeen ahaa kaa soo muddo labo sano ka hor xaaskiisa la waayay, uuna… Read More ›

VIDEO: Yaab iyo naxdin lagu dilay darawal xawaare lagu dhaafayay – daawo waxa ka dhaca

VIDEO: Yaab iyo naxdin lagu dilay darawal xawaare lagu dhaafayay – daawo waxa ka dhaca

April 29, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Occurred 13th July 2019 Krasnodar, Russia. ”On the way home to Krasnodar, a huge cement truck was ahead of me on the left and at… Read More ›

Nin lacag badan ku gatay funaanad uu ka siibtay ex-ciyaaryahan Maradona 30 sano ka hor

Nin lacag badan ku gatay funaanad uu ka siibtay ex-ciyaaryahan Maradona 30 sano ka hor

April 29, 2020

0 comments

Sport:

Ciyaaryahan kasoo jeeda dalka Talyaaniga oo ay isku lood ahaayeen ciyaaryahankii reer Argentin Diego Maradona ayaa waxa uu lacag ka badan nus milyuun dollar uu… Read More ›

Dowladda oo guddi wasiiro ah u magacowday u gurmashada dadka ku waxyeeloobay daadadka Qardho

Dowladda oo guddi wasiiro ah u magacowday u gurmashada dadka ku waxyeeloobay daadadka Qardho

April 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Ra’iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka dhibaatadda ay kasoo gaartay daadadkii kusoo rogmaday… Read More ›

Muuqaallo been-abuur ah oo ku saabsan dhimashada Kim Jong-un oo internet-ka dhex wareegaya

Muuqaallo been-abuur ah oo ku saabsan dhimashada Kim Jong-un oo internet-ka dhex wareegaya

April 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa saacadihii u dambeeyay baraha bulshada iyo guud ahaan internetka qeybihiisa kala duwan la dhex wareejinyay muuqaallo isugu jira sawirro iyo video-yo been-abuur ah kuwaas… Read More ›

Trump ‘promises to send ventilators to Nigeria’

Trump ‘promises to send ventilators to Nigeria’

April 29, 2020

0 comments

English:

Nigerian officials say US President Donald Trump has promised to send the West African nations ventilators to help it tackle the coronavirus pandemic, the BBC’s… Read More ›