Wednesday, April 24, 2024
Ad

Xukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay

0
Xukunka Sarifle jaanuus u ahaa khawaarijta.... Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku...

Maxay ahayd Haweeneyda Taageertay Soomaaliland oo Khaatuma Lagu Xiray?

0
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka...




Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo Xog Cusub kasoo Korartay

0
Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku yimid...

Hay’adda SODMA Oo Ka Digtey Roob Daadad Wata Iyo Fatahaado

0
Hay’adda Maareynta  Masiibooyinka Qaranks Soomaaliyeed ayaa ka digtey roobab xoog leh inay toddobaadka soo socda ka da’aan gobolada dalka Soomaaliya ayna dhalin karaan fatahaado...

Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciidamadiisa Kala Baxayo Niger

0
Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay Isniintii in Maraykanku uu wadahadal la furay xukuumadda milateriga ah ee ka talisa dalka Niger,...




Turkiga Oo Soo Diray Markabkii Ugu horeeyey ee Dagaal oo Sugaaaya amaanka Xeebaha Soomaaliya

0
Dekedda Muqdisho waxaa lagu wadaa in maanta uu ku soo xirto Markab dagaal oo dowladda Turkiga ay leedahay, kaas oo ah Markabkii ugu horeeyey...

Ma Dhab baa in Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya in Dalka Soomaaliya laga Cayriyay?

0
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa lasoo gaabiyay howl-galka shaqo ee ay u joogtay Soomaaliya. Sida uu shaaciyay...

Madaxii Sirdoonka Milatariga Israa’iil Oo Is Casilay Sabab?

0
Madaxii sirdoonka millatariga Israa’iil General Aharon Haliva ayaa iscasilay, isagoo sheegay in uu qaatay mas’uuliyadda guul-darrooyinka weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil 7-dii Oktoobar. Ciidamada...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Qabashada Doorashada Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada Tooska ah ee Asxaabta...

Abwaankii Dhawaan NISA Xirtay oo Jilib iska Xaadiriyay

0
Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim oo Ku Magac Dheeraa Abwaan Jeesto Kaaso oo Dhawaan ayay Xirtay NISA ayaa Lasheegay...

Heshiis Horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosnayd Gobolka Mudug

0
Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray colaad dhawaan ku dhexmartay gobolka Mudug beello halkaas wada dagan, kaddib shir hal maalin ah oo ka qabsoomay...

Cabdullaahi Jaamac Maxamed: Orodyahanka kaliya ee ay Soomaaliya u dirsatay tartan caalami ah billadana soo qaatay

0
Bishan Maarso waxaa magaalada Acra ee caasimadda dalka Ghana ka socday tartan caalami ah oo orodka, kaas oo ay kasoo qayb galeen in ka...

Maxamed Ibraahim Cali, Ilyaas Maxamed Xasan iyo Cabdullaahi Sheekh oo Xukuno Adag Lagu riday

0
Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa ku dhawaaqday xukunka ragga kala ah Maxamed Ibraahim Cali, Ilyaas Maxamed Xasan iyo Cabdullaahi Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Cabdiraxmaan, oo saddex...

Faahfaahin:Wiilka odaygii HARGEYSA ka yiri ‘Lafti Nagaa’ oo la dilay

0
Gobena Hola oo ah odeydhaqmeedkii safarka ku tagay Somaliland bilowgii sanadkaan ee yiri erayadii caanka noqday ee “Lafti Nagaa”, ayaa waxa uu sheegay in...

Muxuu Yahay Khilaafkaan Cusub ee ka Dhex Qarxay xasan shiikh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada?

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir gaar ah ku casuumay dhammaan madaxda maamul goboleedyada dalka iyo duqa magaalada Muqdisho, shirkaas oo hadda...

Wararkii Ugu Danbeeyey Ciyaal weeradii Muqdisho oo mar kale soo rogaal celiyay, kadibna gaysta …

0
Magaalada Muqdisho waxaa mar kale soo rogaal celiyay kooxaha ciyaal weerada ee dhibaatada ku haaya shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir, kuwaas oo bilaabay falal...

Xukuumadda Somaliland oo si adag uga jawaabtay bayaan kasoo baxay dalalka ugu hodansan caalamka ee la isku yiraahdo G7

0
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay bayaan kasoo baxay dalalka ugu hodansan caalamka ee la isku yiraahdo G7, kaasi oo ku aadanaa xiisadda...

Masar iyo Turkiga oo gaaray go’aan cusub oo badda Soomaaliya ay uga difaacayaan Itoobiya

0
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dowladaha Masar iyo Turkiga ayaa ku shiray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kadibna waxay ka wadahadleen sidii ay isaga kaashan...

Xukunka Koox ay ku jirto haweynay oo dhac ka geysatay Muqdisho

0
Kormeere Labaad Asluub Nuur Iidle Salaad, Dable Xoogga Cabdisalaam Arwaax Shariif, Dable Xoogga Maxamed Nuur Axmed iyo Nimco Maxamuud Cali, ayaa si wadajir ah...

Puntland oo Raaligalin Siisay Shiikh Umul

0
Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo mar kale hadal siiyay warbaahinta ayaa ka hadlay dood ka dhalatay weerar afka ah oo...

Kooxda Daacish Soomaaliya oo Sheegtay Inay Laysay Alshabaab Badan

0
Kooxda Daacish, faraceeda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay dagaallo ay bishii Ramadaan ay Al-Shabaab kula gashay dhulka buuraleyda ah ee...

Ciidamada Israa’iil oo si arxan daro ah u dilay Aabbe, xaaskiisa iyo carruur ay dhaleen

0
Saraakiisha caafimaadka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 9 qof oo 6 ka mid ah ay carruur ahaayeen lagu dilay duqeyn ay ciidamada Israel ku...

Hoggaamiyaha garabka siyaasadda ee ururka Xamaas Ismaaciil Haniyah oo booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Turkiga(Sawiro)

0
Hoggaamiyaha garabka siyaasadda ee ururka Xamaas Ismaaciil Haniyah ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Turkiga, waxa uuna halkaasi kula kulmay Madaxweynaha...

Nin Walaalkiis Ka Yar Si Arxan Dara ah ugu dilay Baladweyne

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in xalay dhacdo argagax leh ay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaais,...




News in English

Wararka Caalamka