Thursday, April 25, 2024
Ad

Golaha Wasiirada oo Soo saaray Go,aan Culus oo Dadka soomaaliyeed ku farxeen

0
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre kaas oo looga hadlay arrimo dhowr...

Sanbaloolshe oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Ku tagay Maantay Degma Dhawaan Alshabaab laga Saaray

0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow iyo agaasimaha guud ee hay’adda NISA Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta gaaray jiidda hore...




Diyaaradda Air France oo cillad qabsatay Xili ay Duilimaad ku jirtay iyo Duuloyaha oo Go,aan Cajiib ah Qaatay

0
Mid kamid ah diyaaradaha shirkadda Air France ayaa waxaa lasoo daristay cillad xilli ay duulimaad ku jirtay, waxa ayna taasi keentay in duuliyaha diyaaradaasi...

Waddooyinka Nairobi oo webiyo isku beddelay iyo dhimasho ka dhalatay

0
Waddooyinku waxay isu beddeleen wabiyo ku yaalla caasimadda Kenya ee Nairobi, iyadoo mas’uul sare uu sheegay in fatahaadda “ay gaartay heer aad u daran. Roobab...

Ciidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed oo toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka

0
Ciidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed ayaa toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka oo ka howlgalaysay isbitaalka Debere Markos ee gobolka Amxaarada. Sidoo...




Xiriir Puntland iyo Dowlada Soomaaliya oo Isbadal Laga Daremaayo

0
Qoraal toos ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh soo saaray oo lagu daabacay Villa Somalia ayaa looga hadlay xiriirka dowlad Goboleedyada, gaar ahaan Puntland. Sida laga...

Cabitaan Soomaalidu aad isticmaasho oo la sheegay inay kansar laga Qaado

0
Maaddada macaan ee Aspartame oo laga helo cabitaanno kala duwan, cuntooyin iyo xanjoonka ama nacnaca ayaa si rasmi ah loogu daray waxayaabaha “kansarka ku...

Alshabaab Badan oo lagu laayay Galmudug

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tiro kabadan 30 Alshabaab ah lagu dilay howlagal milateri oo ay iska kaashadeen ciidanka...

Taliyaha Saldhiga Garoonka adan cade oo Amar lagu Bixiyay in lasoo xiro

0
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade oo fulin waayay amar maxkamadeed oo ahaa in uu...

Wararkii Ugu Danbeeyey Guri uu shir uga socday saraakiil Al-Shabaab ah oo la duqeeyay

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay maanta diyaarado dagaal ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo lagu beegsaday...

Somaliland oo ka jawaabtay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiska badda ee Itoobiya

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo cadeeyey in Jabuuti iyo...

Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Xawaadleey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Kenya Iyo Soomaaliya oo kala Saxiixday Heshiis Cusub oo Qaadka Ah

0
Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya Mithika Linturi ayaa ku dhawaaqay in Kenya ay heshiis dhoofinta qaadka ah la galeyso Soomaaliya 8da bisha...

Jabuuti oo cadeysay siday uga carootay go’aankii Muuse Biixi uu badda ku siiyey Itoobiya

0
Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii...

Xukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay

0
Xukunka Sarifle jaanuus u ahaa khawaarijta.... Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku...

Maxay ahayd Haweeneyda Taageertay Soomaaliland oo Khaatuma Lagu Xiray?

0
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka...

Shirkii Madasha Wadatashi Qaran oo Xog Cusub kasoo Korartay

0
Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku yimid...

Hay’adda SODMA Oo Ka Digtey Roob Daadad Wata Iyo Fatahaado

0
Hay’adda Maareynta  Masiibooyinka Qaranks Soomaaliyeed ayaa ka digtey roobab xoog leh inay toddobaadka soo socda ka da’aan gobolada dalka Soomaaliya ayna dhalin karaan fatahaado...

Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciidamadiisa Kala Baxayo Niger

0
Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay Isniintii in Maraykanku uu wadahadal la furay xukuumadda milateriga ah ee ka talisa dalka Niger,...

Turkiga Oo Soo Diray Markabkii Ugu horeeyey ee Dagaal oo Sugaaaya amaanka Xeebaha Soomaaliya

0
Dekedda Muqdisho waxaa lagu wadaa in maanta uu ku soo xirto Markab dagaal oo dowladda Turkiga ay leedahay, kaas oo ah Markabkii ugu horeeyey...

Ma Dhab baa in Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya in Dalka Soomaaliya laga Cayriyay?

0
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa lasoo gaabiyay howl-galka shaqo ee ay u joogtay Soomaaliya. Sida uu shaaciyay...

Madaxii Sirdoonka Milatariga Israa’iil Oo Is Casilay Sabab?

0
Madaxii sirdoonka millatariga Israa’iil General Aharon Haliva ayaa iscasilay, isagoo sheegay in uu qaatay mas’uuliyadda guul-darrooyinka weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil 7-dii Oktoobar. Ciidamada...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Qabashada Doorashada Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada Tooska ah ee Asxaabta...

Abwaankii Dhawaan NISA Xirtay oo Jilib iska Xaadiriyay

0
Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim oo Ku Magac Dheeraa Abwaan Jeesto Kaaso oo Dhawaan ayay Xirtay NISA ayaa Lasheegay...




News in English

Wararka Caalamka