Friday, April 19, 2024
Ad

Iiraan oo Ka Hadashay Gantaaladii la Sheegay Xalay inay Israail kusoo Qaaday

0
Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacay samada sare ee gobolka Isfahan ay la xiriirto habab lidka diyaaradaha oo lagu...

Xukuumadsa Somaliland oo qaadday tallaabo ay sheegtay in dekad ay kaga dhiseyso magaalada qadiimiga...

0
Xukuumadsa Somaliland ayaa qaadday tallaabo ay sheegtay in dekad ay kaga dhiseyso magaalada qadiimiga ah ee Lughaya ee gobolka Awdal, iyadoo horey uu u...




Mareykanka iyo Ingiriiska oo ku dhawaaqay Talaabo Culus oo Ka Dhan ah Iiraan

0
Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay cuna-qabatayno cusub ku soo rogayaan Iran, xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda kala dhaxeysa Israel. Tallaabadan ayaa...

Faahfaahin Saciid Deni oo ku guuleystay arrin weyn oo la xiriirta khilaafka Xasan Sheekh

0
Muddo kahor waxay u badan tahay in aad ogeyn in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Cabdullaahi Deni ay ku kala maqan yihiin dano gaar...

Ciidanka Danab oo dilay xubno ka tirsan Al shabaab, nololna ku soo qabtay kuwo kale (Sawirro)

0
Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo Ciidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa al shabaab kula dagaalamay maanta nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka...




Dagaal Laga Cabsi Qabo inuu Beri ka Qarxo Dabdamiska

0
Ciidanka Booliska Somalia ayaa digniin kama dambeys ah siiyey shacabka degan xerada dab damiska ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay dhamaatay mudadii loo...

Israil oo Weerar Aar gudasho ah ku Qaaday Iiraan

0
Israail ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa...

Qodobada halista ah ee ku jira heshiiska Soomaaliya ay la gashay Imaaraadka Carabta

0
Markii Golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen heshiiska iskaashiga militari ee lala galay Imaaraadka Carabta bishii February 2023, caro xooggan ayaa ka dillaacday Muqdisho. Xildhibaanada qaar...

Taliyihii Ugu Sareeyey Ciidamada Kenya oo u geeriyooday Si Naxdin Leh

0
War soo baxay goordhoweyd ayaa sheegaya in diyaarad milateri oo nooca qumaatiga u kaca ah ay ku bur-burtay dalka Kenya wax yar uun kaddib...

Wararkii Ugu Danbeeyey Xiisadii Iiraan iyo Israil oo Gaartay Meel Xasaasi ah

0
Kadib markii uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’iisul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu shalay ka shan-qariyay in Israel ay iyadu...

Alshabaab weerar Qaadi Rabay oo ayagii la Weeraray Hub Badana Laga Furtay

0
Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa ku dhintay dagaal qaraar oo saaka ku dhexmaray tuulo hoos tagta degmada Bardaale ee Gobolka Bay, dagaalamayaal...

War Deg Deg ah: Dagaal culus oo Ka Socda Degmada Qoryooleey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo markale maanta dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyo...

Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin Doolar ugu Deeqay Dowlada Soomaaliya

0
Ururka Midowga Yurub oo si weyn u taageero dowladda federaalka iyo howlgalka ATMIS ayaa mar kale qaaday tallaab ku aadan horumarinta amniga Soomaaliya, wuxuuna...

Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya

0
Dadka leh kelyaha dheeraadka ah inta badan kuma baraarugsanaa ilaa ay la soo deristo xaalad caafimaad taas oo ku qasabta in ay dhakhtarka booqdaan,...

Deni oo Maraykanka kala Hadlaayo in Toos loola Macaamiilo

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar gaar ah ugu maqnaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa hadda ku wajahan magaalada Nairobi ee...

0
Sida ay sheegayaan warar hordhac ah shirka Madasha Wadatashiga Madaxda DFS iyo DG, ka qeybgalka Madaxweynayaal gobaleedyada ee jaalka ahaa villa Somalia, qaarkood ayaa...

Faahfaahin Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Gudoomiyihii Maxkamada G/Sool ee Somaliland

0
Ciidanka Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Maamulka SSC ayaa gacanta ku soo dhigay Horgal Axmed Diiriye Burcad oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool...

Maxay Tahay Sababta Uu Sanbaloolshe u Xiray Wariye Xuseen Cabdille?

0
Weriye Xuseen Cabdulle Maxamed ayaa soo saaray qoraal uu kaga warbixinayo xarig ay u geysatay hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, qoraalkaan...

Caro ka dhalatay siyaasi Kenyaan ah oo gabar Soomaali ah “ku qasbay inay laabta galiso”

0
Muslimiinta Kenya ayaa ka falceliyay arrin baraha bulshada qabsatay kadib markii uu soo baxay muuqaalka siyaasi Kenyaan ah oo haweeney Muslimad ah ku cadaadinaya...

Maamulka Puntland oo Go,aan lama filaan ah ka Qaatay xildhibaanada Ku Mata Dowlada Federalka Soomaaliya

0
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo dowladda federaalka ayaa qaaday tallaabo cusub oo ka dhan ah xildhibaannada baarlamaanka,...

Maamulka Khaatuma oo Ka Xumaaday in laga reebay Casuumaadii xalay

0
Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa ka carooday sababta looga reebay shirka uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo lagu marti qaaday...

Somaliland oo war rasmi ah kasoo saartay xarigga fanaanadda caanka ah Ugbad Aragsan

0
Somaliland ayaa war rasmi ah kasoo saartay xarigga fanaanadda caanka ah Ugbad Aragsan oo ay xalay xabsiga Hargeysa ay u taxaabeen ciidamada Booliska ee...

War Deg Deg ah:Wariye Caan ah oo Goordhow Muqdisho lagu Xiray

0
Ciidanka NISA ayaa xabsiga dhigay wariye Xuseen Candulle Maxamed (Gurmad) oo kamid ah wariyeyaasha caanka ah ee Muqdisho. Taliyaha cusub ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali...

Axmed Macalin Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday Puntland iyo Somaliland

0
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Puntland iyo Somaliland, isagoo u cadeeyey awoodooda dastuuriga ah, isla markaana...




News in English

Wararka Caalamka