Thursday, March 28, 2024
Ad

Laba Dil oo Maantay Ka Dhacday Caabudwaaq iyo Dadka Reer Galmudug oo Soo Dhaweeyey

0
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa galabta dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdi Maxamed oo degmada Caabudwaaq ku dilay Bashiir Hure Cabdi, ninkaan ayaa shalay...

Waa Sidee Xaalada Markab Wali u Afduuban Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida?

0
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa dhawaan afduub u geesatay markabka MV Abdullahi oo laga leeyahay dalka Bangaladesh, markabkan ayaana la afduubtay xilli uu ka...




Maxaa Ka taqanaa Xamse Daahir oo noqday duuliyaha Soomaaliga ah ee kaxeeya dayaaradaha ugu waaweyn Afrika ?

0
Gugii 1996 dii, ayaa wiil yar ku dhashay degmada Dhagax-buur oo haatan ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida. Wiilka ayaa u dhashay qoys ganacsi yar...

Muxuu ahaa Hadalka uu Sheegaya Sarkaalkaan ee Qabsaday Baraha Bulshada kadibna loo Xiray?

0
Magaalada Hargaysa waxaa lagu xiray sarkaal sare oo ka tirsan booliska jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) looma...

Wararkii Ugu Danbeeyey Xog Xaasi ah oo ku Saabsan Agasimayaashi lagu Edeeyey Musuqmaasuqa

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fariisatay kiiska musuq maasuqii loo heystay agaasimayaashii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo wasaaradda maaliyadda...




Dil aad looga Naxay oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

0
Warar dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Dil Magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Cali-ciid Maxamuud Cali-ciid Cali Ciid ayaa La Dilay Xalay Afurkii Kadib. Cali-ciid wuxuu ka...

Dad Badan oo Galabtay Si argagax leh Halmar ugu Geeriyoody Muqdisho

0
Ugu yaraan 10 qof oo la socotay hal gaari ayaa ku dhex geeriyootay Muqdisho, kadib markii uu ka soo dul dhacay gaari siday Kunteenar...

Beesha Sacad oo Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo Farabadan Gaysay Udirtay Xarardheere oo Shalay Dagaal Qaraar ka dhacay

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Shalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kooxda Al-Shabaab ku dhex-maray duleedka degmada Xarardheere. Dagaalkan oo sidoo...




News in English

Wararka Caalamka