Baraf harqiyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyo shacabka oo la yaabay
- Posted at 08/01/2017 14:43:00
By Admin

Qeybo ka mid ah dalka Turkiga ayaa waxaa ka da`ay baraf culeys ku keenay isu socodka magaalada maadaama dalkaasi aan looga baran in uu baraf ka da`o. Xeeldheerayaasha ayaa sheegay in cimilada Yurub ee sanadkan in ay aad u qabowdahay sidaasna uu barafku u soo gaaray ilaa iyo Turkiga.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA 



More Jacbur...

Booliska Florida oo soo bandhigay muuqaalka mid la mid ah askartooda oo shil fool xun galaya

23/08/2017 18:05:00:-Booliska gobolka Florida ee dalkaasi Mareykanka ayaa soo bandhigay muuqaal ay mudo haysteen kaas oo muujinya mid ka mid ah askartooda oo shil fool xun galaya isaga oo ku socda 167 kilo mitir, saacaddii.

Maxaad kala socotaa rafaadka iyo khasaaraha Mareykanka iyo xulufadiisa ku haysta dalka Afghanistan?

23/08/2017 05:46:00:-Dagaalkii ugu dheeraa ee uu Mareykanku galo ayaa lagu sheegay kan uu dalka Afghanistan ka wado, waxaana uu socdaa mudo 16 sano ah. Mareykanka iyo xulufadiisa Nato ayaa waxaa dagaalkaasi kasoo gaaray khasaare aad u ballaaran.

RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka ay boolisku tooganayaan

21/08/2017 19:17:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.

Asnaamtii dhalisay cunsuriyadda maalmahan ka taagan dalka Mareykanka oo dhulka la dhigay iyo shacab ku dur-duriyay

22/08/2017 05:36:00:-Dalkaasi Mareykanka waxaa maalmahan kasoo cusboonaaday gobollada qaar cunsuriyad kaddib markii dowladda Mareykanku ku dhawaaqday in dhulka la dhigayo asnaamta suran guud ahaan dalka kuwooda lagu weyneynayo raggii kasoo qeyb-qaatay dagaalkii sokeeye ee dalkaasi.

Xildhibaanad Australian ah oo iyadoo jalbaab wadata soo dhex gashay baarlamaanka

21/08/2017 10:42:00:-Pauline Hanson oo ka mid ah xildhibaanada dalka Australia waxa ay jalbaab nooca loo yaqaan Burqa lasoo gashay baarlamaanka, waxaana ay ka waday farriin ah in dalka Australia laga mamnuuco xirashada Jalbaabka. Laakiin canaan culus ayay kala kulantay guddoomiyaha baarlamaanka George Brandis.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.