Qaabkii uu ninka falastiiniga gaariga xamuulka u jiirsiiyay askarta Yuhuuda
- Posted at 09/01/2017 17:10:00
By Admin

Shalay ayay aheyd markii ay soo shaac baxeen warar sheegayay in ruux falastiini ah oo gaari xamuul ah wada uu la galay goob ay tuurnaayeen askar Yuhuud ah oo ku sugneyd magaalada Qudus ama Jerusalem. Afar askari ayaa falkaasi ku dhaawacantay tiro toban ka badana waa ay ku dhaawacantay.

KA DAAWO CALANKA TV



More Jacbur...

Qaabka ay u dhacday doorashadii maanta ee guddoonka aqalka sare

23/01/2017 08:07:00:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoonka aqalka sare ee maarlamaanka oo guddoomiye iyo ku xigeen loogu kala doortay xildhibaanada kala ah Cabdi Xaasho C/laahi oo loo doortay guddoomiye iyo Abshir Bukhaari oo isna loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad

Dumarkii ugu badnaa ee ku bannaanbaxa Donald Trump oo isugu yimid halkii lagu caleema-saaray

23/01/2017 05:22:00:-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa wajahaya dhibadbaxyo kaga imaanaya bulshada qeybeheeda kala duwan kuwaas oo aan ku faraxsaneyn madaxweynenimadiisa iyo hoggaaminta dal-weynaha Mareykanka.

Cunsuriga ugu weyn Mareykanka oo feer lala riday xilli uu wareysi siinayay warbaahinta

21/01/2017 15:30:00:-Richard Spencer oo ah nin caan oo cunsuri ah ayaa feer lala riday shalay xilli uu kusii jeeday caleemasaarka Donald Trump. Cunsurigan ayaa aad u cabsan madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.

Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Donald Trump

21/01/2017 10:45:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.

Sidee ayay u dhacday xafladdii caleema-saarka m/weynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump?

21/01/2017 06:32:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.
Live Studio
Booqo bogga Live Studio-ga

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.