Haweeney cayilka ka batay oo gaari dabada looga xiro marki ay dano ka yeelato dibedda
- Posted at 11/01/2017 08:31:00
By Admin

Magaalada Kensas waxaa ku nool haweeney aad u cayilan oo lagu magacaabo Becky Kittrell taas oo caawinaad dhanka bannaanka ahmarki ay u baahato gaari dabada looga xiro si ay u gaarto halka ay dooneyso. Haweeneydan ayaa ka tan badan kurisga ay ku fadhiso.

KA DAAWO CALANKA TV



More Jacbur...

Nin bud la galay saldhig boolis oo ay ka raacday tii dheereyd:

01/03/2017 14:24:00:-Saldhigga booliska magaalada West Covina ee dalka Mareykanka ayaa waxaa weerar ku qaaday nin ku hubeysan bud kaas oo ay ka dhaacday tii dheereyd kaddib markii nin kale oo boolis ah uu gadaal kaga yimid.

Markab bad-baadiyay boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo qarqan qarka u saarnaa, lana geeyay dalka Talyaaniga

28/02/2017 17:54:00:-Boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo laga soo bad-baadiyay badda Libya ayaa waxaa la keenay dekedda Reggio Calabria ee dalkaasi Talyaaniga. Tahriibayaashan ayaa waxaa soo bad-baadiyay markab lagu magacaabo Golfo Azurro, mana ku jirin wax soomaali ah.

Hooyo ka mid ah qoxootigii Yemen laga keenay oo ilmeysay marki ay Muqdisho soo gaartay

28/02/2017 14:10:00:-Shalay waxaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho 106 ruux oo soomaali qoxooti ah kuwaas oo laga keenay dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Yemen.

Maxaad kala socotaa qaxarka laga soo maro dahabka dumarka isku xardhaan ee laga qodo qaaradda Afrika?

27/02/2017 17:43:00:-Dalka Ghana ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka laga qodo dahabka ee ku yaal qaaradda Afrika. Dad danyar ah ayaa dahabkaasi u mara qaxar si ay usoo saaraan, iyagoona dabadeed lacag yar uga iibiya ganacsato meel ku sugeysa.

Qaabkii ay u dhacday fadeexadda billad-qeybinta Oscar-ka ee ninka madow lagu xaqiray

27/02/2017 08:46:00:-Munaasabadda abaalmarinta aflaamta ee loo yaqaan Oscar oo xalay ka dhacday dalkaasi Mareykanka ayaa kusoo dhamaatay fadeexad kaddib markii nin madow ah abaalmarintiisii la xaqiray islamarkaana lagu badalay film nin kale oo caddaan ahi sameeyay.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.