Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama marka uu xilka ka dego toban casho kaddib?
- Posted at 12/01/2017 08:58:00
By Admin

Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirrada guriga cusub ee madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu degi doono marka uu xilka ka dego. Madaxweyne Obama ayaa xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka ku wareejin doona wadaxweynaha la doortay Donald Trump toban beri kaddib.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Jacbur...

Qaabka ay u dhacday doorashadii maanta ee guddoonka aqalka sare

23/01/2017 08:07:00:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoonka aqalka sare ee maarlamaanka oo guddoomiye iyo ku xigeen loogu kala doortay xildhibaanada kala ah Cabdi Xaasho C/laahi oo loo doortay guddoomiye iyo Abshir Bukhaari oo isna loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad

Dumarkii ugu badnaa ee ku bannaanbaxa Donald Trump oo isugu yimid halkii lagu caleema-saaray

23/01/2017 05:22:00:-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa wajahaya dhibadbaxyo kaga imaanaya bulshada qeybeheeda kala duwan kuwaas oo aan ku faraxsaneyn madaxweynenimadiisa iyo hoggaaminta dal-weynaha Mareykanka.

Cunsuriga ugu weyn Mareykanka oo feer lala riday xilli uu wareysi siinayay warbaahinta

21/01/2017 15:30:00:-Richard Spencer oo ah nin caan oo cunsuri ah ayaa feer lala riday shalay xilli uu kusii jeeday caleemasaarka Donald Trump. Cunsurigan ayaa aad u cabsan madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.

Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Donald Trump

21/01/2017 10:45:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.

Sidee ayay u dhacday xafladdii caleema-saarka m/weynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump?

21/01/2017 06:32:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.
Live Studio
Booqo bogga Live Studio-ga

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.