Dagaalkii ugu xumaa oo shalay ka dhacay magaalada Mosul iyo Aabe jahwareeray oo dharka laga dhigay
- Posted at 06/03/2017 17:38:00
By Admin

Dagaal aad u kulul ayaa wuxuu galbeedka Mowsil ku dhex maray xoogagga xukuumadda Ciraaq iyo mintidiinta dawladda Islaamka. Mid ka mid ah taliyeyaasha ciidamada Ciraaq ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP in dagaalku uu ahaa kii ugu cuslaa, tan iyo markii la billaabay.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Jacbur...

Caajiska dadka shiinaha oo maraya in tareen is qaba lasoo dhex marsado "qolka fadhiga"

26/03/2017 05:11:00:-Dadka shiinaha ee ku nool magaalada loo yaqaan Chongqing ayaa sameystay tereen soo dhex mara guryohooda dabaqa dhexdiisa, heer ay ka gaareen caajis. Uma baahna dadkani in ay lugeeyaan oo ay aadaan goobaha tareenada laga raaco.

Qaabka loo dilay siyaasigii Ruushka kasoo baxsaday ee caasimadda Ukrain ku sugnaa

25/03/2017 17:53:00:-Booliska dalkaasi Ukrain ayaa soo bandhigay muuqaalka qaabkii uu u dhacay dilkii lagu khaarajiyay siyaasiga ruushka ah ee Denis Voronenko oo horay uga soo baxsaday dalka Ruushka. Denis Voronenko ayaa horay u muujiyay in uu ka baqanayo in dowadda Ruushku disho.

Kaniisadaha Yurub oo dayac la bur-buray iyo gaaladii oo diin meel iska dhigtay adduun-burisna gashay

24/03/2017 17:32:00:-Waddamo badan oo ku yaal qaaradda Yurub oo ay ka mid yihiin Talyaaniga, Fransiiska, Romania, Belgium iyo Germany ayaa waxaa haawanaya kaniisadahooda, qaar ka mid ahna waxa ay la bur-bureen dayac kaddib markii dadkii meeshaasi ku cibaadeysan lahaayeen ay howlohooda dunida raacdeen.

Donald Trump oo ku caajisay shaqada madaxweynenimo, matelayana in uu wado gaari miineysan

24/03/2017 17:26:00:-Dadka u haysta in shaqada madaxweynenimo marnaba laga caajisin ayaa arrintaasi waxaa beeniyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kaas oo shalay isugu yeeray gawaari xamuul ah bannaanka hore ee Aqalka Cad halkaas oo uu ugu shaacireeyay warbaahinta.

Shir jaraa`idkii ay wadajirka u qabteen madaxweyne Farmaajo iyo Kenyatta ee xayiraadaha lagu qaaday

24/03/2017 06:38:00:-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo booqasho saddex casho ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Uhuru Kenyata halkaas oo ay shir jaraa`id kaga wada dhawaaqeeyn qodobo dhowr ah.
Live Studio
Booqo bogga Live Studio-ga

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.