Ismaaciil Cumar Gelle oo si xarago leh Addis Ababa ugu dejiyay diyaarad nooca casriga ah:
- Posted at 19/03/2017 00:14:00
By Webmaster

Madaxweynaha dalka Jabuutti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo nooca qaadka weyn ee Boing 787 si xarago leh ugu dejiyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA



More News...

M/WEYNE FARMAAJO: " - Imaamka Al-Azhar waxaan isla qaadannay sidii la iskaga kaashan lahaa iftiiminta fikirka khaldan ee xagjirnimada"

21/08/2017 18:08:00:-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii diirran uu ugu soo dhaweeyey Imaamka Mu’assasada Al-Azhar Dr. Axmed Al-Dayib.

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay golaha wasiirada cusub ee Galmudug

21/08/2017 21:31:00:- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 22 wasiir, kuxigeenadooda iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Madaxweynaha Jubbaland oo daah furaysharciga dhismaha dowladaha hoose

21/08/2017 17:35:00:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha Degmooyinka.

RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka oo ay boolisku tooganayaan

21/08/2017 15:38:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.

Shirkad hoteelada iyo maqaayadaha ka uruurisa bisadaha oo Muqdisho ka howl bilowday

21/08/2017 14:51:00:-Shirkad aan horay looga arag magaalada Muqdisho oo aruurisa bisadaha ama mukulaaha isla markaana dadka lacago ugu qaatado, si looga dhaqaajiyo.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.