Qaabkii magaalada Muqdisho loogu soo dhaweeyay guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika
- Posted at 19/03/2017 12:18:00
By Filsan

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si diiran loogu soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub ee ururka midowga afrika Moussa Faki, kaasi oo Safarkiisii u horeeyay ku yimid dalka Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO



More News...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo madaxiisa beerka la isaga tumay xeeb ku taal California

27/03/2017 17:38:00:-Koox yar oo tiradooda lagu qiyaasay 20 ruux oo kasoo horjeeday madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa ay u tageen taageerayaal Donald Trump kuwaas oo xaflad ku lahaa xeeb ku taal gobolka California. Qiyaas waxa dhacay. Foodda ayaa la is daray.

al-Bashiir oo ku fool leh dalka Jordan xilli ay baadi-goobeyso maxkamadda adduunka

27/03/2017 18:26:00:-Madaxweynaha dalka Sudan Omar al-Bashir ayaa ka qeyb galaya shirka waddamada Carabta ee dhawaan ka furmaya dalkaasi Jordan.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo Beledweyne kula kulmay saraakiil ka tirsan UN-ka

27/03/2017 18:49:00:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo madaxweynaha uu kala hadlay arrimo kale duwan oo La xiriira wax ka qabashada baahiyaha ka jira deegaanada Hirshabelle.

Wasiirkii hore ee warfaafinta oo ka hadlay "dulmiga" dadka Muqdisho lagu hayo:

27/03/2017 15:58:00:-Wasiirkii warfaafinta dowladdii hore Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye' ayaa arin dad badan aysan ku baraarugsaneyn shaaca ka qaaday, taasna ay tahay sababta uu u yiri "Haddii Sheekh Nuur Baaruud madaxweyne laga dhigo inuu tuug noqonayo, taasoo uu ula jeeday in lagu tilmaami doono tuug hantida dhaca,

Ciidamada Kenya oo sheegtay inay dileen 31 ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab

27/03/2017 15:32:00:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 Al-Shabaab ah ku dileen weerar ay ku qaaday xarun ay kooxda ku leedahay degmada Badhaadhe, Jubbada Hoose.
Live Studio
Booqo bogga Live Studio-ga

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.