JARMALKA: Dabaq dheer oo 18 biyaano ah oo loo dumiyay si cajiib oo casri ah
- Posted at 20/03/2017 09:03:00
By Admin

Daar lagu magacaabo "Bonn Center " oo ku taal magaalada Bonn ee dalkaasi Jartmalka ayaa dhulka la dhigay, iyadoona loo dumiyay qaab cajiib badan oo casri. Daartaan duminteeda ayaa waxa ay qaadatay oo keliya sakanno.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More News...

M/WEYNE FARMAAJO: " - Imaamka Al-Azhar waxaan isla qaadannay sidii la iskaga kaashan lahaa iftiiminta fikirka khaldan ee xagjirnimada"

21/08/2017 18:08:00:-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii diirran uu ugu soo dhaweeyey Imaamka Mu’assasada Al-Azhar Dr. Axmed Al-Dayib.

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay golaha wasiirada cusub ee Galmudug

21/08/2017 21:31:00:- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 22 wasiir, kuxigeenadooda iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Booliska Spain oo goor dhow toogtay ninkii ay ku tuhmayeen weerarka Barcelona

21/08/2017 18:34:00:-Nin la rumeysan yahay in uu yahay kii waday gaarigii dadka la jiirsiiyay wadada La Rambla ee magaalada Barcelona Younes Abouyaaqoub ayay galabta toogteen booliska dalkaasi Spain.

Madaxweynaha Jubbaland oo daah furaysharciga dhismaha dowladaha hoose

21/08/2017 17:35:00:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha Degmooyinka.

RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka oo ay boolisku tooganayaan

21/08/2017 15:38:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.