SPAIN: Darbi-jiif boorka laga jafay, quruxlowna laga soo dhigay oo meel uu ka galo la` dumarka
- Posted at 20/03/2017 11:50:00
By Admin

Jose Antonio (57-jir) oo ah darbi-jiif u dhashay dalkaasi Spain ayaa ku noolaa waddooyinka magaalada Majorca muddo 25 sano ah. Tima-jare magaalada ah ayaa ku caawiyay qurxinta tinta, garka iyo dharka, waxaana markii boorka laga jafay uu kusoo baxay "wax kale". Iminka ayaa waxaa laga cel-celinayaan dumarka.

KA DAAWO CALANKA TV



More News...

Ra'iisul wasaaraha oo shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga badda iyo xeebaha

28/06/2017 15:28:00:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka ay yeesheen guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo la xiriira badaha.

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay halista bariis caag ka sameysan oo maalmahaan suuqyada caalamka lasoo geliyay

28/06/2017 14:00:00:-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay raashinka aan la koontoroolin tayadiisa iyo la socodka waxyaabaha dalka soo gelaayo, iyadoo si gaar ah farta ugu fiiqday barils caag ah oo maalmahaan baraha bulshada lagu soo bandhigayay oo soo galay suuqyada caalamka qaarkood.

Haweeney waayeel ah oo dib u dhigtay duulimaad diyaaradeed xili ay duceyso is laheyd

28/06/2017 13:30:00:-Haweenay waayeel ah oo safraysay ayaa dib u dhigtay duulimaad diyaaradeed oo ka kici lahaa magaalada Shanghai ka dib markii ay matoorka diyaaradda si kama ah ugu tuurtay qadaadiic, sida ay xaqiijisay shirkad diyaaradeed oo Shiinaha laga leeyahay.

FAL AAD LOOGA ARAGAGAXO: Qoys reer Koonfur ah oo meydka gabadhooda oo 3 jir ah ka helay Laascaanood

27/06/2017 23:12:00:-Fal aad looga naxo ayaa lagu arkay magaalada Laascaanood kadib markii qoys kasoo jeeda gobolada Koonfureed gabar yar oo ay dhaleen si naxariis daro ah looga dilay, gabadhaasi oo da'deeda ku sheegeen waalidkeed seddax sano jir, waxaana meydkeeda lasoo dhigay meel aan ka fogeyn hoyga ay ka degan yihiin Laascaanood.

Madaxweynaha dowladda federaalka oo dowladda iyo shacabka Jabuuti u diray hambalyo ku aadan sanad guuradii 40-aad ee xornimada

27/06/2017 23:24:00:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Dowladda iyo Shacabka Jabuuti oo u dabaal degaya sanadguuradii 40-aad ee maalintii ay xornimada qaateen.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.