JARMALKA: Dabaq dheer oo 18 biyaano ah oo loo dumiyay si cajiib oo casri ah
- Posted at 21/03/2017 06:26:00
By Admin

Daar lagu magacaabo "Bonn Center " oo ku taal magaalada Bonn ee dalkaasi Jartmalka ayaa dhulka la dhigay, iyadoona loo dumiyay qaab cajiib badan oo casri. Daartaan duminteeda ayaa waxa ay qaadatay oo keliya sakanno.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Sawirro...

Kummannaan dad ah oo mudaaharaad kala hor tagay kooxo cunsuriyiin ah magaalada Boston, maxaase kala qabsaday?

21/08/2017 05:39:00:-Kumannaan dad ah ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen "Xoriyadda Hadalka" ka dhigayay magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd, ayaa waxaa buuq iyo canaan kala hortagay dad diiddan afkaartooda xagjirka ah.

Orgi boqor ahaan loogu caleemo-saaray dalka Ireland kaddib markii uu geeriyooday kii ka horreeyay

20/08/2017 15:44:00:-A crown is affixed to a wild goat as it is crowned King Puck and will be held on a platform above the town for three days in Killorglin, Ireland. Billed as one of Ireland’s oldest festivals, the Puck Fair sees locals in the town of Killorglin pluck a wild mountain goat from its habitat and crown him ‘King Puck’ for the duration of the event.

Booliska El Salvador oo xoog xabsiga ugu taxaabay xubno ka tirsan gangs-ka laga baqo ee MS-13

19/08/2017 18:48:00:-Xubno ka tirsan gangs-ka caanka ah ee dalka El Salvador ee Mara Salvatrucha (MS-13) ayaa waxaa loo taxaabay xabsi kaddib markii booliska dalkaasi ay howlgal-qorsheysan ku qaadeen xaafadaha ay kaga nool yihiin caasimada El Salvador.

Dowladda Sacuudiga oo dhulka dhigtay magaalo waddankeeda ku taal oo dad shiico ahi daggan yihiin

19/08/2017 18:28:00:-Dowladda Sacuudiga ayaa waxaa ay muddo saddex bilood ahi kula dagaallameysan magaalada Awamiya kooxo hubeysan shiico ah, waxaana ayna muddadaasi dhulka ku dhigtay inta badan magaalada oo amni darro baahsani ka sheegtay.

Mareykanka oo soo bandhigay bambooyinkii atomka ahaa ee uu la dhacay magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki

11/08/2017 08:25:00:-Sannadkii 1945-tii Mareykanku waxa uu la dhacay labo bomb oo nooca atomka xambaara magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee dalkaasi Japan kuwaas oo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.