Wasiirkii ugu waddanisanaa oo ka baxay dadka iyo dalka Soomaaliyeed - Daawo dar-daarankiisa
- Posted at 03/04/2017 07:04:00
By Admin

Wasiirkii hore ee dekedaha ee xukuumaddii Cumar Cabdirashiid Allaha u naxariistee Nuur Faarax ayaa saakay waxa uu ku geeriyooday isbitaalka Digfeer oo uu u fiifay dhaawac kasoo gaaray qarax lala beegsaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho.

KA DAAWO CALANKA TV

 



More Jacbur...

Maroodi cunug kaga dhex dhacay biyo oo lala yaabay qaabka ay u bad-baadiyeen

23/06/2017 09:48:00:-Maroodi ku jira carwada Seoul Grand Park Zoo ee dalkaasi Koonfurta Kuuriya ayaa waxaa biyo uga dhex dhacay cunug aan wali dabaasha baran kaas oo ay u bad-baadiyeen qaab xirfadeysan oo lala taabay.

Jimicsiga oo maraya heer xoolaha la adeegsado iyo maalinta jimicsiga “yoga-da” oo adduunka laga xusay

23/06/2017 09:48:00:-Waxaa shalay laga xusay caalamka oo idil maalinta jimicsiga lagu magacaabo "yoga" kaas oo xuskiisa ay ka qeyb qaateen madax sare oo uu ka mid yahay ra`iisal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi.

Farshaxaniiste Suuriyaan ah oo farshaxan ku bah-dilay hoggaamiyayaasha caalamka kana dhigay qoxooti badar saf ugu jira

22/06/2017 06:23:00:-Farshaxaniiste da`yar oo kasoo jeeda dalka Suuriya islamarkaana lagu magacaabo Abdalla Al Omari ayaa waxaa uu madxaf ku yaal magaala Dubai kusoo bandhigay sawirro uu ku "bahdilayo" hoggaamiyayaasha caalamka kuwaas oo uu ka dhigay "qoxooti".

Militeriga Philippine oo rujin la` dagaalyahannada kooxda islaamiyiinta ISIS

21/06/2017 05:58:00:-Ciidamada dowladda Philippine ayaa waxaa ay muddo afar isbuuc ah waxa ay magaalada Marawi kula dagaallamayaan kooxda islaamiyiinta ISIS, waxaana ay wararku sheegayaan in ay rujin la`yihiin iyaga oo u adeegsanaya diyaarado iyo maraakiib.

FLORIDA: Nin seef kula dagaalay burcad hubeysan oo gurigiisa ku soo weerartay, hubkina uga dhigay

21/06/2017 05:09:00:-Booliska magaalada Sarasota ee gobolkaasi Florida ee dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay video cajiib ah oo muujinaya nin gurigiisa ay burcad hubeysan kusoo weerartay kaas oo hubkii ay wateen uga dhigay seef uu guriga kala soo baxay booliskana ku wareejiyay.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.