Feeryahan isagoo dagaallamaya ku dhex guursaday garoonka saaxiibtiis
- Posted at 04/04/2017 08:14:00
By Admin

Lammaanaha Nikki Bella iyo John Cena oo labaduba ciyaara musaaracada ayaa isku guursaday garoonka feerka dhexdiisa kaddib markii uu ninka dambaday guurka, waxaana ay isu galiyeen faraanto qaali ah.

KA DAAWO CALANKA TV



More Jacbur...

RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka ay boolisku tooganayaan

21/08/2017 19:17:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.

Kummannaan dad ah oo mudaaharaad kala hor tagay kooxo cunsuriyiin ah magaalada Boston, maxaase kala qabsaday?

21/08/2017 05:39:00:-Kumannaan dad ah ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen "Xoriyadda Hadalka" ka dhigayay magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd, ayaa waxaa buuq iyo canaan kala hortagay dad diiddan afkaartooda xagjirka ah.

Xildhibaanad Australian ah oo iyadoo jalbaab wadata soo dhex gashay baarlamaanka

21/08/2017 10:42:00:-Pauline Hanson oo ka mid ah xildhibaanada dalka Australia waxa ay jalbaab nooca loo yaqaan Burqa lasoo gashay baarlamaanka, waxaana ay ka waday farriin ah in dalka Australia laga mamnuuco xirashada Jalbaabka. Laakiin canaan culus ayay kala kulantay guddoomiyaha baarlamaanka George Brandis.

Nin muruqiisa lugta "sheydaamo" ka dhex shaqeysanayaan iyo isaga oo xannuun hayo oo duubay

20/08/2017 17:59:00:-Angel Bermudez oo kasoo jeeda gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa iska duubay dhacdo dadku la yaabeen kaddib markii "sheydaamo" ay muruqiisa llugta midig ay ka dhex shaqeysteen.

Orgi boqor ahaan loogu caleemo-saaray dalka Ireland kaddib markii uu geeriyooday kii ka horreeyay

20/08/2017 10:13:00:-A crown is affixed to a wild goat as it is crowned King Puck and will be held on a platform above the town for three days in Killorglin, Ireland. Billed as one of Ireland’s oldest festivals, the Puck Fair sees locals in the town of Killorglin pluck a wild mountain goat from its habitat and crown him ‘King Puck’ for the duration of the event.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.