SUURIYA: Sun kiimiko ah oo lagu weeraray magaalada Idlib iyo meydadka oo dhulka daadsan
- Posted at 05/04/2017 11:45:00
By Admin

Kooxda la socota arrimaha xuquuqda aadanaha ee dalkaasi Suuriya ayaa sheegay in sun kiimiko ah lagu weeraray xaafadda Khan Sheikhoun ee magaalada Idlib kaas oo ay gaysteen diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ama Suuriya: Weeraradana ayaa sababay in dad badan ay nee-fqabatoomeen oo ay dhinteen.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Jacbur...

Libaax badeed dafay gabar yar oo daawaneysay biyahana la galay dalka Canada

22/05/2017 17:30:00:-Libaax badeed ku jira biyaha Steveston Fisherman's Wharf, Richmond B.C ee dalkaasi Canada loona dalxiis tago ayaa dafay gabar yar oo daawaneysa taas oo uu biyaha la galay mar qura kaddib markii uu cambuurka kaga dhagay.

Xaaska Prince William oo cadowga ka tiirisay arooska walaasheed una gudday abaalkii ay u gashay arooskeeda

22/05/2017 05:38:00:-Waxaa shalay ka dhacay magaalada London arooskii sannadka kaas oo ay isku guursanayeen gabar walaal la ah xaaska Prince William taas oo lagu magacaabo Pippa Middleton iyo ames Matthews. Arooskan ayaa waxaa si weyn uga qeyb gaadatay Kate Middleton.

Tababare feer ku qaad-qaaday feeryahan kaddib markii knock-out la diray ninkii uu watay

22/05/2017 05:38:00:-Mid ka mid ah tababarayaasha Andre Dirrell islamarkaana adeer u ah ayaa is celin waayay kaddib markii knock out la diray wiilkii uu adeerka u ahaa, waxaana uu xanaaqiisa ku xallistay gacmihiisa oo uu ula tagay feeryahankii ka guuleystay.

Donald Trump oo ku dhex wareeray ciyaar-dhaqameedka Sacuudiga kuna tuurtay ciyaar u gaar ah

21/05/2017 14:36:00:-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo shalay booqasho uga bilaabatay Bariga Dhexe ayaa waxaa xalay xaflad loogu qabtay Sacuudiga halkaas oo uu ku dhex wareeray ciyaar-dhaqameedka dalka Sacuudiga.

NIGERIA: 82 gabdhood oo laga soo bad-baadiyay gacanta kooxda Boko Haram oo waalidkood la midoobay

21/05/2017 14:36:00:-Dalkaasi Nigeria ayaa waxaa ka dhacday munaasabad ay dowladdu ugu wareejineysay waalidiintooda 82-gabdhood oo mudo saddex sanadood ah gacanta ugu jiray kooxda Boko Haram ee dalkaasi ka dagaalanta.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.