Wariyad toos u tebisay shil gaari oo uu ninkeedu ku dhintay iyo wax calool-jileec ah oo eysan muujin
- Posted at 11/04/2017 05:59:00
By Admin

Haweeney wariyad ah oo lagu magacaabo Supreet Kaur islamarkaana ka shaqeysa mid ka mid ah taleefishinada dalkaasi ayaa toos u tebisay shil gaar oo si deg-deg ah kusoo galay warka kaas oo uu kasoo muuqday gaariga ninkeeda iyo labo ruux oo ku dhimatay. Supreet Kaur ayaanan wax calool jileec ah muujin, saqadeedina sii wadatay.

KA DAAWO CALANKA TV


More Jacbur...

Qaar ka mid ah dhallinyarada lagu la`yahay qaraxii Zoobe oo muuqaaladooda lasoo bandhigay

16/10/2017 17:54:00:-Barta Gurmad Qaran ee garabka taagan ehelada dadka lagu la`yahay qaraxii Zope ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah dhallinyarada eheladooda baafineyso kuwaas oo ay sheegeen in markii ugu war-dambeysay ay ku sugnaayeen isgosta Zope iyo nawaaxigiisa.

Film-qaade farsamo badan oo beerta u diray kumannaan dad ah iyo warbaahinta

16/10/2017 14:08:00:-Matthew McDermott oo ah ninka "filmkan" soo duubay ayaa beerta u diray oo been u sheegay boqollaal dad ah iyo warbaahin kaddib markii uu usoo bandhigay geed dhexda ka holcaya oo uu ku arkay dabkii dhowaan baabi`iyay qeybo ka mid ah gobolkaasi California.

Maxaad kala socotaa wajiga kale ee Muqdisho iyo sida looga caweeyo habeenkii?

16/10/2017 06:13:00:-Magaalada Muqdisho oo ay wali ka jiraan meelaha qaar xaalado ami darro ayaa hadana waxaanayn u joojineynin caweysyada habeenkii, waxaana goobaha qaar ee lagu caweeyo ay furan yihiin ilaa iyo xilli dambe.

DHIIBO CODKAAGA: Yaa ku guuleysanaya doorashada madaxtenimo ee Somaliland?

16/10/2017 08:50:00:-Deegaanada Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashada ee xisbiyada u tartamaya talada maamulkaasi. Hadaba laba xisbi ayaa waxa uu dhex marayaa loollan adag, waxaana labadaasi xisbi oo kala ah Kulmiye iyo wadani kala hoggaaminaya musharrax Muuse Biixi Cabdi (Kulmiye) iyo C/raxmaan Cirro (Wadani). Kumaad is leedahay waa uu ku guuleysanayaa doorashada?

Goob-jooge aad u nasiib badan oo ka warbixinaya wixii uu kula kulmay Zope qaraxa ka hor iyo ka dib

15/10/2017 15:18:00:-Nin bajaajle ah oo aad u nasiib badan islamarkaana sakanno ka hor ka dhaqaaqay goobta uu qaruxu ka dhacay ee Zope ayaa ka sheekeynaya waxa ay indhihiisu arkeen qaraxa ka hor iyo kadibba.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.