Qaab ka duwan qaababkii hore oo shalay Muqdisho looga dabaal-dagay xuska 57-guurada aas-aaska ciidanka xoogga
- Posted at 14/04/2017 06:42:00
By Admin

Shalay waxaa ay ku beegneyd sannad-guuradii 57-aad ee aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyee oo la unkay taariikhdu marka ay aheyd 12-April 1960-kii. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Farmaajo iyo r/wasaare Khayre oo xiran labiska ciidanka.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA


More Jacbur...

Qaar ka mid ah dhallinyarada lagu la`yahay qaraxii Zoobe oo muuqaaladooda lasoo bandhigay

16/10/2017 17:54:00:-Barta Gurmad Qaran ee garabka taagan ehelada dadka lagu la`yahay qaraxii Zope ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah dhallinyarada eheladooda baafineyso kuwaas oo ay sheegeen in markii ugu war-dambeysay ay ku sugnaayeen isgosta Zope iyo nawaaxigiisa.

Film-qaade farsamo badan oo beerta u diray kumannaan dad ah iyo warbaahinta

16/10/2017 14:08:00:-Matthew McDermott oo ah ninka "filmkan" soo duubay ayaa beerta u diray oo been u sheegay boqollaal dad ah iyo warbaahin kaddib markii uu usoo bandhigay geed dhexda ka holcaya oo uu ku arkay dabkii dhowaan baabi`iyay qeybo ka mid ah gobolkaasi California.

Maxaad kala socotaa wajiga kale ee Muqdisho iyo sida looga caweeyo habeenkii?

16/10/2017 06:13:00:-Magaalada Muqdisho oo ay wali ka jiraan meelaha qaar xaalado ami darro ayaa hadana waxaanayn u joojineynin caweysyada habeenkii, waxaana goobaha qaar ee lagu caweeyo ay furan yihiin ilaa iyo xilli dambe.

DHIIBO CODKAAGA: Yaa ku guuleysanaya doorashada madaxtenimo ee Somaliland?

16/10/2017 08:50:00:-Deegaanada Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashada ee xisbiyada u tartamaya talada maamulkaasi. Hadaba laba xisbi ayaa waxa uu dhex marayaa loollan adag, waxaana labadaasi xisbi oo kala ah Kulmiye iyo wadani kala hoggaaminaya musharrax Muuse Biixi Cabdi (Kulmiye) iyo C/raxmaan Cirro (Wadani). Kumaad is leedahay waa uu ku guuleysanayaa doorashada?

Goob-jooge aad u nasiib badan oo ka warbixinaya wixii uu kula kulmay Zope qaraxa ka hor iyo ka dib

15/10/2017 15:18:00:-Nin bajaajle ah oo aad u nasiib badan islamarkaana sakanno ka hor ka dhaqaaqay goobta uu qaruxu ka dhacay ee Zope ayaa ka sheekeynaya waxa ay indhihiisu arkeen qaraxa ka hor iyo kadibba.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.