Mareykanka oo weerar ugu hanjabay Waqooyiga Kuuriya iyo dhooletus neefta ku celiyay caalamka oo ay ku soo jawaabeen
- Posted at 16/04/2017 12:03:00
By Admin

Xukuumadda Pyongyang ee dalkaasi Waqooyiga Kuuriya ayaa shalay sameeyay dhooletus kii ugu weynaa oo ay kusoo bandhigeen hub casri ah oo cusub iyagoona dheeletuskaasi jawaab uga dhigay hanjabaad dhawaan kasoo yeertay Mareykanka.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA



More Sawirro...

Xaaska Prince William oo cadowga ka tiirisay arooska walaasheed una gudday abaalkii ay u gashay arooskeeda

22/05/2017 06:14:00:-Waxaa shalay ka dhacay magaalada London arooskii sannadka kaas oo ay isku guursanayeen gabar walaal la ah xaaska Prince William taas oo lagu magacaabo Pippa Middleton iyo ames Matthews. Arooskan ayaa waxaa si weyn uga qeyb gaadatay Kate Middleton.

NIGERIA: 82 gabdhood oo laga soo bad-baadiyay gacanta kooxda Boko Haram oo waalidkood la midoobay

21/05/2017 14:36:00:-Dalkaasi Nigeria ayaa waxaa ka dhacday munaasabad ay dowladdu ugu wareejineysay waalidiintooda 82-gabdhood oo mudo saddex sanadood ah gacanta ugu jiray kooxda Boko Haram ee dalkaasi ka dagaalanta.

Shacabka Venezuela oo wali la dagaallamaya dowladdooda iyo xeelado cusub oo ay lasoo bexeen

19/05/2017 17:56:00:-Shacabka dalkaasi Venezuela ayaa mudo ka badan bil waxa ay la dagaallamayaan dowladdooda oo ay ku eedeynayaan in ay dhulka la gashay dhaqaalihii dalka oo ay dadka iminka ka gaajoonayaan. Dagaalkan ayaa galay marxalad cusub, waxaana uu ku fiday deegaanno hor leh.

Lammaane aroos kooda dhulka kala cararary oo buurta ugu dheer dunida ku dhigtay

16/05/2017 19:26:00:-Lamaane is jecel oo lagu kala magacaabo James Sissom iyo Ashley Schmieder ayaa guurkooda waxa ay u quuri waareen in ay ku dhigtaan dhulka iyagoona la aaday buurta adduunka ugu dheer ee lagu magacaabo mount everest islamarkaana baraf ka buuxo.

Villooyinkan oo ku yaal magaalo 80 kilomitir u jirta taliska kooxda ISIS ee Ciraaq

15/05/2017 19:42:00:-Magaalada Erbil ee caasimadda Kurdiyiinta Ciraaq oo u jirta magaalada Mosul qiyaastii 80 kilo mitir ayaa muddooyinkii dambe u dhisantay si xowli ah waxaa kusoo badanaya dhismooyinka kuwa reergalbeedka shabaha.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.