LA YAAB: Waxay guri kula nool yihiin waalidkood oo tobanaan sano ka hor geeriyooday
- Posted at 19/04/2017 17:52:00
By Webmaster

Bini'aadamka ma jecla in ay ka badlaan gereid, laakiin dad ayaa jirro oo waxba la aheyn, magaalada jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia dhimashada nalol maalmeedka dadka ayey qeyb ka tahay, waxayna la nool yihiin dadka waalidoontooda oo tobanaan sano ka hor dhinta una hasta inay cool yihiin. halkan hoose ka daawo sawirro la yaab leh

 HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA



More News...

Madaxweynaha oo boqolaal shacab ah kula tukaday salaada ciida masjidka isbaheysiga

25/06/2017 18:06:00:-Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta la ciiday boqolaal shacab ah oo kasoo qeybgalay tukushada Salaada Ciidul Fitriga ee masjidka Isbaheysiga.

Madaxweynaha Puntland iyo wasiirka arrimaha gudaha oo shacabka kala qeybgalay tukashada Salaada Ciid ee Garoowe

25/06/2017 17:08:00:- Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Cali Gaas iyo wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Somalia Cabdi Saciid Faarax Juxaa ayaa magaalada Garowe kula ciiday shacabka degmadaasi, iyadoo salaadii ciida ay ku tukadeen garoonka ciyaaraha Mira Awaare.

Taliye kuxigeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika oo salaad tujiyay saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya

24/06/2017 22:51:00:- Taliyaha kuxigeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika Abuhena Saifulislam oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa salaad ku tujiyay taliska ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku leeyihiin ciidamada Mareykanka taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Musaveni

24/06/2017 22:23:00:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.

Soomaaliya iyo dalalka Islaamka qaarkood oo beri laga ciidayo

24/06/2017 22:16:00:-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday in berri ay tahay maalin ciid ah, iyadoo sheegtay in ay xaqiijisay aragtida bisha Shawaal sidaasina ay Ciid ku tahay beri.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.