Tuesday, April 16, 2024
Ad

Sidee buu u dhacay shilkii uu ku dhintay Abshir Gaarane? Markuu dhimanaayay waa dul...

0
Axadii shalay, ayaa koox dhallinyaro ah waxay ka ambabaxeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyaga oo gaaray magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe, si...

Cidamada Macawislayda Beesha Xawaadle oo Weerar Culus ku Qaaday Alshabaab

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in in gelinkii dambe ee shalay ay gobolkaas isku fara saareen ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda iyo...




Wararkii Ugu Danbeeyey Israa’iil oo qaadeysa Weerar aargudasho ah iyo Wasiiradda Dagaalka oo go’aan gaarayFaahfaahin Israa’iil oo qaadeysa Weerar aargudasho ah iyo Wasiiradda Dagaalka oo go’aan gaaray

0
Dowladda Iran ayaa xalay weerar xooggan oo aargudasho ah ku qaaday Israa’iil, kaddib weerarkii milatariga Israa’iil ka fuliyeen Qunsuliyadda Iran ku leedahay magaalada Dimishiq,...

Waa Meeqa Cadadka Lacagta Israail Hal Habeen uga Baxday Weerarkii Uga Yimid Iiraan?

0
Xalay waxay Israel u ahayd habeen dhiillaysan, iyadoo ay ku hoobteen boqolaal diyaaradaha droneska iyo gantaalada balaastikada iyo kuwa Cruise Missiles oo ay ciiddanka...

Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya iyo Sababta Keentay oo la Ogaaday

0
Kenya ayaa huri weydey in ay dib uga gorgortanto heshiis dhinaca tamarta ah oo ay horay ula gashy Itoobiya, ka dib markii Addis Ababa...




Dowlada Soomaaliya oo Cadaysay Mowqifkeeda Ku aadan Dagaalka Ka dhex Qarxay Israil iyo Iiraan

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ka soo saartay xiisadda Iran iyo Israa’iil, iyadoo ugu baaqday dhinacyada imay joojiyaan xiisadda. “Jamhuuriyadda Federaalka...

Wararkii Ugu Danbeeyey Turkiga oo xayiraad dhanka Fiisaha ah kusoo Rogay Soomaaliya

0
laga billaabo maanta oo April ay tahay 15, 2024, waxay dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha transit-ka ku...

Fanaankii Lagu Qasbay inuu Alshabaab ka Tirsanyahay oo Geeriyooday

0
Allaha u naxariisto  Abshir Gaarane Axmed, galabta inta uusan geeriyoon waa laga hadashiiyey, wuxuu bartiisa TikTok soo dhigay muuqaal uu dhahayo “Safarbaan u baxayaa...

Wararkii Ugu Danbeeyey Madaxweynaha IRAN oo war culus soo saaray kadib weerarkii ay xalay ku qaadeen Israel

0
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa Axadda maanta ah ka digay aargudasho “aan laga fiirsan” oo Israel ay ka sameysyo weerarkii xalay ay Tehran ku...

Wasiirka Cusub ee Amniga Soomaaliya oo Shaaciyay Xiliga Alshabab lasoo Afjaraayo

0
Wasiirka cusub ee amniga dalka mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka...

Burcad Badeedii Soomaalida ee Haystay Markabka MV Abdullah oo lacag Waali ah ka qaatay Waa Imisa?

0
Wararka naga soo gaaraya xeebaha bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in xalay kooxaha burcad badeedda Soomaalida ay sii daayeen Markabka MV Abdullah...

Dowlada Iiraan oo War ka soo saartay weerarkii ay xalay ku qaaday Israa’iil.

0
Sardar Bagheri, oo ah madaxa ciidamada qalabka sida ee Iran ayaa sheegay in Iran ay fariin u dirtay Maraykanka iyadoo la sii marinayo safaaradda...

Faahfaahin Israa’iil oo heegan gashay kaddib weerarkii lama filaanka ahaa ee Iiraan

0
Israa'iil ayaa sheegtay in ku dhawaad 300 oo diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo ay Iran soo ridday, waxaana qaar ka mid...

Wararkii Ugu Danbeeyey Goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab oo la duqeeyay

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Hiiraan. Duqeyntan oo ay fuliyeen saaxibada...

Iiraan oo Weerar aad u Culus ku Qaaday Israail

0
Qaar ka mid ah gantaallada ay Iran ku weerartay Israel ayaa ku dhacay bartilmaameedyadii loogu talo-galay, sida ay muujiyaan muuqaallo laga helay gudaha Israel. Iran...

Faahfaahin Weerar dad badan lagu laayay oo ka dhacay Australia

0
Booliiska Australia ayaa sheegay in ay toogteen nin weerar toorrey loo adeegsaday ku qaaday lix qof oo ku sugnaa suuq weyn oo ku yaalla...

Booliska Soomaaliya oo Caawa Digniin Kama Danbays ah Udiray Beesha Sacad

0
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa mar kale dalbaday in laga guuro dhulka Dabdamiska ee ku yaalla xaafadda Seybiyaano, gaar ahaan dhanka xigta degmada Wadajir,...

Faahfaahin Iiraan oo gacanta ku dhigtay markab xiriir la leh ISRAEL

0
ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka...

Wararkii Ugu Danbeeyey Buurhakaba oo Dagal Culus ka Dhacay yuu u Dhaxeeyaaa?

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal maanta dib uga qarxay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnayd...

Diyaarad alshabaab lahaayeen oo Dhuusamareeb lagu Qabtay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe diyaarad nooca wax basaasa ah lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida...

Faahfaahin Dagaal Culus oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada adis ababa

0
Xaalada dalka Itoobiya ayaa u muuqda mid sii xumaanaya oo faraha kasii baxaya muddooyinkan u dambeeyay, waxaana falal amni darro iyo dagaalo sukeeye ka...

Iiraan oo Weerar Wayn ku Qaadaysa Israail

0
Iyadoo laga walaacsan yahay in xiisadda u dhexeysa Iran iyo Israel ay kororto ayey safaaradda Mareykanka ee Israel xaddiday safarka shaqaalaheeda iyadoo Faransiiska ay...

Muxuu yahay filimka lagu jilay Soomaaliya ee safka hore ka galay qiimayn lagu sameeyayn Faransiiska?

0
“Tuulo Janno” waa qisada iyo sumadda uu wato Filimkan lagu jilay Soomaaliya kaas oo soo jiitay culimada Aflaanta kala saarta ee Mahrajaanka CANNES ee...

Nadiira Cabdullaahi: Sheekada umulisadii haween iyo dhallaan badan badbaadisay balse iyadii umul-raacday

0
Waxay ahayd dhakhtaradda kaliya ee qaabilsan qalliimada, badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka ee ka howl gali jirtay isbitaalka guud ee degmada Baran ee gobolka Sanaag. Allaha...




News in English

Wararka Caalamka