Bas rakaab ka buuqaan ayaa argagax galiyay caasimadda Moscow kadib markii uu si ula kac ah u dhex galay god tareenada laga raaco isaga oo rakaab ka buuxaan. 4 ruux ayaa ku dhimatay , tobaneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen.

KA DAAWO CALANKA TV

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*