Nin kasoo jeeda magaalada Prachinburi ee dalkaasi Thailand ayaa ka bad-baaday shil fool xun oo koronto kaas oo ka dhacay baalle uu hoostiisa marayay. Wax dhib ah ma gaarin aan ka aheyn in uu cabsaday oo keliya.

KA DAAWO CALANKA TV

4 Comments

  1. king moha mo says:

    waxaa hanoogi sheekayn ma geera laga bad baadi karaa

  2. Qof Islaama hadalkaas kuma hadlo sxb!…..waamaxay Nin geerida khiyaamay??……

  3. Cabdiraxman beena beene says:

    Warkaas ma aha war islaam ee ha qorina
    Waa hadal gaal ilaah bn ka magan galnay

  4. Maxamed Xuseen says:

    Geeridu amar Allah ayey ku timaadaa amarka Allah-na lama khiyaani karo. ee waxaa qoreeysaan ka fiirsada.

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*