Booliska magaalada London ayaa shacabka uga digay tuuganimo cusub oo magaalada kusoo siyaaday kadib markii koox saddex ka kooban ay labo ka mid ah mashquuliyeen haweeney da`an midna ay boorsadeeda kala baxday kun pound oo lacag ah.

KA DAAWO CALANKA TV

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*