Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka dukaameystay mid ka mid ah carwooyinka waaweyn ee ku yaal magaalada Boosaaso xili uu kormeerayay goobaha ganacsi iyo horumarka magaaladaasi ka jira.

HALKAAN KA DAAWO QAABKA MADAXWEYNAHA U ADEEGTAY

One Comment

  1. cabdisalaan maxamed says:

    magacaygu waa cabdisalaan wxaan kunolahay j/huuriyada soomaliland
    waxaan u arkaawax iskacaadiya

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*