Warka ka imaanaya magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo la sheegay inay ka tirsan-yihiin maamulka Ahlu Sunna ee gobolada dhexe ay xireen gudoomiyihii guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliima Ismaaciil (Xalima Yareey).

Goob joogayaal ayaa VOA u sheegay in gawaari ay la socotay guddoomiyaha iyo xubno 10 ka badan oo ka tirsan shaqaalaha guddiga doorashada oo ka tagay magaalada Guriceel kuna sii jeeday Dhuusa-Mareeb lagu joojiyay kantoroolka magaalada, ka dibna la xiray.

DHAGEYSO WATBIXINTA:

One Comment

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    VISO LA’AAAN AYEEY SOO GASHAY SIDAAS AYAA LAGU XIRAY

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*