Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Gaalkacyo, iyagoona beryahan socdaal ku marayey deegaanno ka tirsan maamulka Puntland.

Goor dhow ayaa la filayaa inuu shacabka kula hadlo barxadda Kamaaludiin oo ay isugu soo bexeen dadweyne aad u tiro badan.

Wararku waxay sheegayaan in shacabka iyo ciidanka labada dhinac ee Gaalkacyo ay soo wada dhoweeyeen madaxweyne Farmaajo oo la filayo in isaga iyo wafdigiisa ay caawa halkaa ku hoydaan.

 

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*