Xilliga la qabanayo doorashada dalka Itoobiya oo lagu dhawaaqay

Doorashadii dib-u-dhaca ku yimid ee dalkaasi Itoobiya ayaamaanta la shaaciyay in loo qabanayo bisha juun shanteeda, sida ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada dalkaasi.

Doorashadaasi oo qorshuhu ahaa in la qabto bishii Agoosto ee sannadkan ayaa dib u dhacday sababo la xiriira cudurka coronavirus ee caalamka saameeyay.

Dib-u-dhaca doorasho ee dalkaasi ayaa xudun ahaa dagaalkii dhawaan dhex maray Abiy Ahmed iyo madaxda maamul-goboleedka Tigray ee tobonnaanka kun ee ruux ku geeriyoodeen, boqollaalka kun ee kalena ku barakaceen.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *