Booliska koonfurta gobolka Florida ayaa waxaa soo wajahday fadeexo kaddib markii goob ay shir jaraa`id ku qabanayeen keensadeen tarjume u fasira luuqadda dhagoolayaasha taas oo lagu qabtay tarjumaad been ah.

Booliska ayaa ka hadlayay nin ay maalmahan goobayeen kaas oo ay sheegeen in uu siyaabo kala duwan u dilay dad shacab ah.

KA DAAWO CALANKA TV

Comments are closed.