Taliyaha ciidamada dadda Soomaaliyeed Maadey Nuurow Sheekh Ufurow ayaa sheegay in xarumihii ciidamada badda ay dowladda Soomaaliya la siiyay dowlado shisheeye, xili uu ka 10-ka bishaan loo dabaal degay sanad guuradii ciidamada badda, taasoo ku qasabtay inay dekadda Muqdisho ku qabsadaanxuskooda.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Calanka TV