Home Wararka Maanta Waa Sidee Xaalada Markab Wali u Afduuban Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida?

Waa Sidee Xaalada Markab Wali u Afduuban Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida?

0
Photo/TT

Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa dhawaan afduub u geesatay markabka MV Abdullahi oo laga leeyahay dalka Bangaladesh, markabkan ayaana la afduubtay xilli uu ka shiraacday dekad kutaalla dalka Muzambique kuna sii jeeday dalka Imaaraadka.

Bur-cad badeeda Soomaalida ee afduunka u geesatay markabka iyo shaqaalaha saaran ayaa ka dalbaday malkiilayasaha iska leh markabkaasi in ay bixiyaan lacag madax-furasho ah si loo sii daayo markabka iyo dadka la socda.

Shaqaalaha markabka saaran ayaa hadda waxaa kasii dhamaanaya raashinka iyo saadkii kale ee cuni lahaayeen, waxaana la sheegay in hadda qarka u saaran yihiin shaqaalaha markabka in raashinka ka go’.

Markabka shaqaalaha la socda ayaa la sheegay in raashinka ay sahay ahaanta u wateen uu ku filnaa muddo 25-cisho ah, hasa ahaatee waxaa la sheegay in hadda raashinkaasi ay la isticmaalayaan kooxda burcada ah ee afduubka u heesata iyaga iyo markii ay la socdeen.

Previous articleMaxaa Ka taqanaa Xamse Daahir oo noqday duuliyaha Soomaaliga ah ee kaxeeya dayaaradaha ugu waaweyn Afrika ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here