Waxaa dalka Masar si xowli ah uga socdan dhismaha magaalo-madaxd cusub ee dalkaasi yeelanayo taas oo lagu magacaabo Wadian, waxaana laga dhisayaa meel magaalada Qaahira u jirta 45 kilo mitir.

Magaaladan ayaa waxaa mar hore u guuray oo iminka daggan 2 milyan oo ruux, waxaana ku baxaya kharash ka badan 45 bilyan oo dollar.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*