Hay`ad loogu magac daray Operational Readiness Assessment (ORA), kana shaqeysa qaabka ciidamada Soomaaliya ay ugala wareegayaan amniga AMISOM xilliga kala guurka ayaa la hirgeliyay, waxaana sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan magaalada Muqdisho Simon West uu sharraxayaa waxa ORA ay qabaneyso.

KA DAAWO CALANKA TV

2 Comments

  1. AHMEDNUR AHMED YUSUF "GACMOS" says:

    GAALA MAAMUSHA WEBKAAN, IMISA JEER BAAD IGA SAARI HALAKAN

    YUHUUD SOO JEESATAY, SOMALIYANA QARAMADA MIDOOBAY DAD MAGACOODA KU SOCDEEY U SOO DIRSADAAN, WALAAHI CUQUBADU SOO SOCOTAAA CID BAA AAKHIRA U SHALAYN

    AAKHIRANA WAAD YASTEEN, ALLAHNA WAA YASTEEN, MAANTNA QARAMADA MIDOOBAY AYAA INA ILAALINAAYA MIYAAD WARKEEDII KEENTEEN, MAAD TIDHAAHDAAN WADANKA WAAANU IIIBINAY, DADBAANU U RUFIYAANAA?

  2. Soomalidu wajiyo badanaa madaxwaynihiina qudus buu ka hadlayay hadana qaramada midoobaa dad usoo diray baa la leeyahay ayagu muslimkana way u gurmadayaan yuhuudana way soo dhawaynayaan waa yaab

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Calanka TV