Home Wararka Somaliya Galmudug Ajaanib Ka Tirsanayd Alshabaab oo Baxsad ahaa oo Lagu Qabtay Galmudug

Ajaanib Ka Tirsanayd Alshabaab oo Baxsad ahaa oo Lagu Qabtay Galmudug

0

Wararka Naga Soo Gaarayaa Degaanada Galmudug Gaar ahaan Galgaduud ayaa Sheegaaya in Gacanta Lagu Dhigay Ajaabib Ka Tirsanaa Alshabaab oo Baxsad ahaa ku Waas oo Doonaayay inay Ka Talabaan Dhanka Xeebaha Gobalka Galgaduud.

Sagaal nin oo ajaanib ah kana tirsan Kooxda Alshabaab oo doonayay in si dhuumasho ah uga baxdsadaan xeebaha Gobolka Galgaduud ayaa gacanta lagu dhigay.

Meel xeeb ah oo u dhaw Degmada Ceeldheer ayeey doonayeen in ay ka baxaan waxaana gacanta ku dhigay ciidanka xoogga oo xogtooda helay.

Alshabaabka Ku sugan Galmudug ayaa Haatan Daremaa Cabsi Xoogaan Xili uu Dhawaan Bilaaban Rabo Dagaal Culus oo Markale la Doonaayo ina Alshabaab looga Saaro Guud ahaan Galmudug.

Madaxweyne Xasan shiikh ayaana Shalay Sabootiyay Ciidamo Loo Diray Furimaha Dagaalka Galmudug kuwaad oo La Qorshaynaayo inay Bilaabaan dagaalka Dhan ah Alshabaab oo looga Saari Doono Guud ahaan deeganada Alshabaab ka Joogaan Galmudug.

Previous articleWaa kuwee Magaalooyinka Soomaaliya ee ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee qaba HIV-AIDS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here