Dalkaasi Mareykanka, gaar ahaa caasimadda gobolka Colorado ee Denver waxaa ka dhacay dhacdo ay warbaahintu aad uga hadashay kadib markii nin indhoole ah laga bad-baadiyay tareen jiiri lahaa. Ninka bad-baadiyay ayaa loo aqoonsaday Halyeey.

KA DAAWO CALANKA TV

Leave a Reply

Your email address will not be published.