Maanta oo Jimce ah waxaa ka dhacay magaalada Ramallah, gaar ahaan xaafadda ay Yuhuudu dagto ee Beit El iska hor imaad u dhexeeya ciidamada Israel iyo dibadbaxayaal falastiinihiin ah. Ciidamada ayaa toogtay nin falastiini ah kaas oo xirnaa wax u eg suunka qarxa.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*