Caasimadda dalka Sri Lanka ee Colombo ayaa waxaa shalay ka dhacday xaflad guur-wadareed ay isku guursanayeen hal mar 50 lammaane Shiineys ah. Lamaanayaashan ayaa  isigi jiray kuwo guur cusub ah iyo kuwo horay isu qabay oo gouurkooda cusbooneysiisanayay.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*