BOOSAASO: Jaad si qarsoodi ah loo soo geliyay magaalada oo ay boolisku fagaare ku gubeen

BOOSAASO: Jaad si qarsoodi ah loo soo geliyay magaalada oo ay boolisku fagaare ku gubeen

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Taliska qeybta booliska Gobalka Bari ee maamulka Puntland oo kaashanaya saraakiisha ciidamada gobalka ayaa xalay meel fagaare ah ku gubay jaad si sharci daro ah… Read More ›

SAWIRRO: Boolis hindi ah oo farriinta cudurka coronavirus dadku ka maqli waayeen oo fikrad cusub lasoo baxay

SAWIRRO: Boolis hindi ah oo farriinta cudurka coronavirus dadku ka maqli waayeen oo fikrad cusub lasoo baxay

March 31, 2020

0 comments

Dibedda, Xulka:

Nin boolis ah oo ka howlgala magaalada Chennai ee dalkaasi Hindiya ayaa soo jiitay indhaha warbaahinta kadib markii uu lasoo baxay fikir uu si sahlan… Read More ›

Dowladda oo amartay in afar qof  laga sii daayo xarunta karantiilka coronavirus ee Muqdisho

Dowladda oo amartay in afar qof laga sii daayo xarunta karantiilka coronavirus ee Muqdisho

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Dowladda Soomaaliya ayaa ku talisay in la fasaxo afar qof oo ka mid ah dadka lagu tuhunsan yahay inuu ku dhacay coronavirus, kaddib markii ay… Read More ›

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay rag maanta lagu toogtay suuqa Bakaaraha

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay rag maanta lagu toogtay suuqa Bakaaraha

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Israsaaseyn kooban oo maanta barqanimadii ku dhexmartay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda iyo rag ku hubeysan bastoolado ayaa sababtay… Read More ›

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

March 30, 2020

0 comments

Norway:

Sida ku cad warbixin caafimaad oo ku saabsan cudurka coronavirus oo ay soo saareen hay`adaha caafimaadka Norway ayaa waxaa lagu sheegay in ka badan 100… Read More ›

Dowladda oo amar ku bixisay in la xiro  goobaha lagu barto diinta muddo labo isbuuc

Dowladda oo amar ku bixisay in la xiro goobaha lagu barto diinta muddo labo isbuuc

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa go’aamiyay in la xiro goobaha barashada Diinta, dugsiyada iyo Mowlacyada, islamarkaana dadweynaha kula… Read More ›

SWEDEN: Cudurka Coronavirus oo faro-ba`an ku haya soomaalida iyo dhimashadooda oo aad u badan

SWEDEN: Cudurka Coronavirus oo faro-ba`an ku haya soomaalida iyo dhimashadooda oo aad u badan

March 30, 2020

0 comments

Dibedda, Sweden, Xulka:

Waxaa diiradda la saaray Soomaalida oo ay dadku u qaybsameen mid ku wiirsadey iyo mid ka walaacey, ka dib markii ay saxaafadda Sweden faafiyeen warar… Read More ›

Amiir Harry iyo marwadiisa oo Mareykanka kala kulmay wixii ay kaga soo carareen Canada

Amiir Harry iyo marwadiisa oo Mareykanka kala kulmay wixii ay kaga soo carareen Canada

March 30, 2020

0 comments

Dibedda, Xulka:

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in aysan bixin doonin dhaqaalaha ku baxaya amniga amiir Harry iyo qoyskiisa kuwaas oo dhawaan usoo… Read More ›

Madaxweynaha dalka Brasil oo uga hanjabay wasiirkiisa caafimaadka in uu shaqada ka eryayo

Madaxweynaha dalka Brasil oo uga hanjabay wasiirkiisa caafimaadka in uu shaqada ka eryayo

March 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dalka Brasil  Jair Bolsonaro ayaa ugu hanjabay wasiirkiisa caafimaadka Luiz Henrique Mandetta in uu shaqada ka eryayo haddii uu markale usoo jeediyo madaxweynaha dhaleeceyn… Read More ›

GAROOWE: Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii xalay

GAROOWE: Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii xalay

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Waxaa goor dhaweyd magaalada Garowe ku geeriyooday gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), kadib dhaawac xooggan oo ka soo gaaray qarax sida la sheegay… Read More ›

SAWIRRO: Daad qaaday garoonkii diyaaradaha malaayiinta dollar lagu dhisay ee magaalada Baraawe

SAWIRRO: Daad qaaday garoonkii diyaaradaha malaayiinta dollar lagu dhisay ee magaalada Baraawe

March 29, 2020

0 comments

Gudaha, Xulka:

Sawirro laga soo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo uu dhawaan xarigga ka jaray ra`iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa muujinaya daad ama… Read More ›

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dhakhtar shiineys ah oo heeganka coronavirus iska badiyay

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dhakhtar shiineys ah oo heeganka coronavirus iska badiyay

March 29, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Dhakhtar u dhashay dalka Siinaha ayaa dareemay saameynta heegan buuxa oo uu u galay daweynta cududrka coronavirus. Daawo waxa ku dhaca.

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Shibis

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Shibis

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Axad ah xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis oo dib… Read More ›

MUQDISHO: Xarunta dhexe ee AMISOM ee Xalane oo loo xiray cudurka coronavirus dartiis

MUQDISHO: Xarunta dhexe ee AMISOM ee Xalane oo loo xiray cudurka coronavirus dartiis

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

AMISOM ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xaruntoodii ugu weeyneyd ee Xalane ee ku dhex-taalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, sababo la xiriira… Read More ›

Sacuudiga oo ka hortagay gantaallo lagu soo weeraray caasimaddiisa Riyaad

Sacuudiga oo ka hortagay gantaallo lagu soo weeraray caasimaddiisa Riyaad

March 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Sida uu sheegay afhayeenka xulufada Sacuudiga ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa waxa ay ka hortageen labo gantaal oo lagu soo weeraray magaalooyinka Riyad… Read More ›

Norway

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

May 5, 2020 0 comments

Sida soo shaac baxeysa Philip Manshaus oo ah ninkii weerarka fashilmay sano hore ka geystay masjidka al-Noor ee duleedka magaalada Oslo ayaa waxaa uu damacsanaa… Read More ›

Sport

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

May 19, 2020 0 comments

Koox ka dhisan dalkaasi Kuuriyada Koonfureed oo lagu magacaabo FC Seoul ayaa ku ceebowday ciyaar ay la ciyaareysay naadiga Gwangju FC kadib markii ay garoonka… Read More ›