Tuesday, April 16, 2024
Ad

Dowlada Israil oo ku kala Tagtay Jawaabta Laga Bixinaayo Weerarkii Iiraan uga Yimid

0
Golaha Wasiirrada Isra’il ayaa si weyn ugu kala qaybsamay sida ugu habbboon ee looga jawaabi karo weerarkii gantaallada ee labo casho ka hor Iran...

Warrar kii ugu dambeeyay ee xiisadda iyo colaadda ka aloosan Bariga Dhexe

0
Dawladda Israa’iil waxa ay sheegtay in ay qaaday duulaan dublamaasiyadeed oo ka dhan ah Iiraan, xili ay wali ka baaraan dagayso jawaabta ay ka...

Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaadat Xerada Ciidamada ATMIs ee Janaale

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay xoogaga Al-Shabaab iyo ciidamada howlgalka ATMIS uu ka dhacay qaybo...

Ajaanib Ka Tirsanayd Alshabaab oo Baxsad ahaa oo Lagu Qabtay Galmudug

0
Wararka Naga Soo Gaarayaa Degaanada Galmudug Gaar ahaan Galgaduud ayaa Sheegaaya in Gacanta Lagu Dhigay Ajaabib Ka Tirsanaa Alshabaab oo Baxsad ahaa ku Waas...

Waa kuwee Magaalooyinka Soomaaliya ee ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee qaba...

0
Sida ay daaha ka qaaday xog uu sii daayey xafiiska xakamaynta xanuunka HIV-AIDS ee Wasaarada caafimaadka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heerka cudurka...

Dagaalo Culus oo Ka Dhan ah Alshabaab oo Maalmaha Soo Socda Galmudug markale ka...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale dib u bilaabeysa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab, ee wali ku xooggan deegaanno iyo degmooyin katirsan maamul...

Khasaare intee le eg ayay Gaysteen Gantaalladaan Iiraan ee ku Habsaday Xeryaha Ciidamada Israail?

0
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iran ayaa duqeymo culus oo isugu jiray gantaalo iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ku qaaday habeenkii Axad xeryo iyo magaalooyin kuyaalla...

Maamulka degmada Dangoroyo oo ka hadlay sababaha keenay dab halkaas ka kacay

0
Maamulka degmada Dangoroyo ee dowlad-goboleedka Puntland ayaa ka hadlay sababta dhalisay dab dhawaan ka kacay tuulada Dalsan ee degmadaas hoos timaadda. Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Dangoroyo,...

Maxay tahay sababta Mareykanku u diiday in uu Israa’iil ku garabsiiyo aargoosi ka dhan...

0
Aqalka Cad ayaa uga digay Israa’iil in Mareykanku uusan ka qeyb qaadan doonin weerar kasta oo aargoosi ah oo ka dhan ah Iran, sida...

Puntland oo Jawaab Adag ka Bixisay Fatwadii Shiikh Cali Wajiis

0
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga jawaabay go’aanka dowladda federaalka ay wax uga bedeleyso dastuurka dalka...