Archive for November, 2020

Nin loo heystay ka qeyb-qaadashada weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsiga isku dhex dilay

Nin loo heystay ka qeyb-qaadashada weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsiga isku dhex dilay

November 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Nin u dhashay dalka Tanzania oo loo heystay inuu ku lug lahaa weerarkii sanadkii 2015 lagu qaaday jaamacad ku taalla… Read More ›

Kenya terror convict ‘kills himself in jail’

Kenya terror convict ‘kills himself in jail’

November 30, 2020

0 comments

English:

A Tanzanian man convicted of involvement in the 2015 attack on a Kenyan university that left 148 people dead has… Read More ›

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka erdiay safiirkii Kenya dibna ugu yeertay keeda

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka erdiay safiirkii Kenya dibna ugu yeertay keeda

November 30, 2020

2 comments

Dibedda:

Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya, halka safiirka Kenya ee Soomaaliyana lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.… Read More ›

SAWIRRO: Dil toogasho ah oo lagu fuliyay xunbno ka tirsan al-Shabaab

SAWIRRO: Dil toogasho ah oo lagu fuliyay xunbno ka tirsan al-Shabaab

November 29, 2020

1 comment

Gudaha:

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsan dagaalamayaasah Al-shabaab… Read More ›

‘Harsh revenge’: How will Iran respond to scientist’s killing?

‘Harsh revenge’: How will Iran respond to scientist’s killing?

November 29, 2020

0 comments

English:

The Iranian authorities have promised to exact “harsh revenge” after top nuclear scientist Mohsen Fakhrizadeh was assassinated in an explosion… Read More ›

Sports News

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

TOKYO: Mid ka mid ah kooxda Olombikada Uganda oo laga helay cudurka coronavirus

June 20, 2021 0 comments

Mid ka mid ah ciyaaryahannada kooxda Olombikada Uganda ayaa laga helay cudurka coronavirus kadib markii lagu marsiiyay kooxdaasi baaris garoonka… Read More ›




Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday in lasoo af-jaray dagaalka Tigray

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday in lasoo af-jaray dagaalka Tigray

November 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda ay si buuxda… Read More ›

Top Iranian nuclear scientist killed – Iran defence ministry

Top Iranian nuclear scientist killed – Iran defence ministry

November 27, 2020

0 comments

English:

Mohsen Fakhrizadeh, an Iranian scientist who, Israel alleged, led the Islamic Republic’s military nuclear programme until its disbanding in the… Read More ›

ITOOBIYA: Ergo ka socota Midowga Afrika oo gaaray Addis Ababa, lana kulmay Abiy Ahmed

ITOOBIYA: Ergo ka socota Midowga Afrika oo gaaray Addis Ababa, lana kulmay Abiy Ahmed

November 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Jimcaha maanta ah mar kale meesha ka saaray wadahadal lala galo madaxda gobolka Tigray,… Read More ›

FRANCE: Boolis laga joojiyay shaqada kadib markii ay garaaceen nin madow ah

FRANCE: Boolis laga joojiyay shaqada kadib markii ay garaaceen nin madow ah

November 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Mas’uuliyiinta Faransiiska ayaa shaqada ka joojiyay saddex sarkaal oo boolis ah kaddib markii ay kasoo dhex muuqdeen muuqaal muujinayao iyaga… Read More ›

Trump oo si dadban u qiray in doorashada looga guuleystay

Trump oo si dadban u qiray in doorashada looga guuleystay

November 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha… Read More ›

Xaliima Aadan oo xayeysiiska dharka uga hartay diinteeda darteed

Xaliima Aadan oo xayeysiiska dharka uga hartay diinteeda darteed

November 26, 2020

0 comments

Dibedda:

Xaliima Aadan oo ku caan baxday xayeysiinta dharka iyo waxyaabaha kale, ayaa shaacisay inay ka hartay tartannada fashion-ka, maadaama uu… Read More ›

SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

SAWIRRO: Laacibkii kubadda cagta ee reer Argentina Diego Maradona ee geeriyooday iyo tacsi taal dalkiisa

November 26, 2020

0 comments

Sport:

Laacibkii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa.… Read More ›

Bir lala yaabay oo meel ay ka timid la aqoon oo lagu arkay saxaraha gobol ka mid ah Mareykanka

Bir lala yaabay oo meel ay ka timid la aqoon oo lagu arkay saxaraha gobol ka mid ah Mareykanka

November 25, 2020

0 comments

Dibedda:

Bir meel dhul ah qotonta, oo waxa ay tahay la garan la’yahay ayaa lagu arkay saxaraha gobolka Utah ee dalka… Read More ›

Shirka musharraxiinta mucaaradka Soomaaliya oo lagu wado in maanta lasoo gaba-gabeeyo

Shirka musharraxiinta mucaaradka Soomaaliya oo lagu wado in maanta lasoo gaba-gabeeyo

November 25, 2020

1 comment

Gudaha:

Waxaa maalmihii u danbeeyey kulan ugu socday Magaalada Muqdisho qaar ka mid mushariixiinta mucaaradka ah ee doorashada madaxtinnimada ee Soomaaliya.… Read More ›

(COMBO) This combination of pictures created on November 23, 2020 shows (L to R) Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu giving a statement in Jerusalem on November 19, 2020; and Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman addressing the G20 summit in Riyadh on November 22. 2020. - Israel's premier Benjamin Netanyahu was in Saudi Arabia on November 22, where he held secret talks with US Secretary of State Mike Pompeo and Crown Prince Mohammed bin Salman, Israeli media said. A diplomatic correspondent at Israel's public broadcaster Kan quoted multiple Israeli officials as saying that Netanyahu and the head of the Mossad spy agency Yossi Cohen, "flew yesterday to Saudi Arabia, and met Pompeo and MBS in the city of Neom". Netanyahu's office was not immediately available to comment on the report. (Photos by Maya Alleruzzo and Bandar AL-JALOUD / various sources / AFP) / RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / SAUDI ROYAL PALACE / BANDAR AL-JALOUD" - NO MARKETING - NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS

Sacuudiga oo beeniyay in r/wasaaraha Israel uu booqasho qarsoodi ah ku tagay dalkooda

November 25, 2020

0 comments

Dibedda:

Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayey in ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu… Read More ›

Madaxweynaha Turkiga iyo Boqorka Sacuudiga oo is-faham ka gaaray mad-madowgii u dhexeeyay

Madaxweynaha Turkiga iyo Boqorka Sacuudiga oo is-faham ka gaaray mad-madowgii u dhexeeyay

November 23, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga sidii lagu xoojin lahaa xiriirka labada dal, oo aad… Read More ›

ITOOBIYA: Xoogagga Tigray iyo madaxdooda oo 72 saacadood loo qabtay iyo shacabka oo loo digay

ITOOBIYA: Xoogagga Tigray iyo madaxdooda oo 72 saacadood loo qabtay iyo shacabka oo loo digay

November 23, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra’isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli ay ciidamada dowladda Itoobiya… Read More ›

Ethiopia’s Tigray crisis: Ceasefire calls as army claims progress

Ethiopia’s Tigray crisis: Ceasefire calls as army claims progress

November 21, 2020

0 comments

English:

Aid agencies are calling for an immediate temporary ceasefire in northern Ethiopia to allow aid to reach civilians affected by… Read More ›

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca ninkan gaarigiisa tir-tiranaya iyo sida uu nasiibku u saaciday

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca ninkan gaarigiisa tir-tiranaya iyo sida uu nasiibku u saaciday

November 21, 2020

0 comments

Video, Xulka:

Alexander Zhuk from Vladivostok, whose car was hit by a concrete panel, told how he managed to survive. The driver… Read More ›

Madaxii al-Qaacida Ayman al-Zawahri oo la sheegay in uu geeriyooday

Madaxii al-Qaacida Ayman al-Zawahri oo la sheegay in uu geeriyooday

November 21, 2020

0 comments

Dibedda:

Sida uu qoray jaraa`idka kasoo baxa dalkaasi Sacuudiga ee Arab News ayaa waxaa xanuun u geeriyooday ku dhawaad laba bilood… Read More ›

Wasiirkii arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo xilka laga qaaday

Wasiirkii arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo xilka laga qaaday

November 20, 2020

0 comments

Gudaha:

Wareegto ka soo baxay Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka looga qaaday wasiirkii arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise… Read More ›

TEL AVIV, ISRAEL - APRIL 29: (ISRAEL OUT) In this GPO handout, US Secretary of State Mike Pompeo (R) meets Israel's Prime Minister Benjamin Netanyahu April 29, 2018 in Tel Aviv, Israel. (Photo by Haim Zach / GPO via Getty Images)

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka oo booqday dhul ay Israel xoog ku haysato

November 19, 2020

0 comments

Dibedda:

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda dhulka… Read More ›

This image made from undated video released by the state-owned Ethiopian News Agency on Monday, Nov. 16, 2020 shows Ethiopian military sitting on an armored personnel carrier next to a national flag, on a road in an area near the border of the Tigray and Amhara regions of Ethiopia. Ethiopia's prime minister Abiy Ahmed said in a social media post on Tuesday, Nov. 17, 2020 that "the final and crucial" military operation will launch in the coming days against the government of the country's rebellious northern Tigray region. (Ethiopian News Agency via AP)

Rai’sul wasaaraha Itoobiya oo ‘digniin’ kama dambeys ah kasoo saaray dagaalka Tigray

November 18, 2020

0 comments

Dibedda:

Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in howlgalka militari ee ka dhanka ah gobolka Wuqooyi ee Tigrey uu galay “Wajigii… Read More ›

Sacuudiga oo hanjabaad culus jeediyay

Sacuudiga oo hanjabaad culus jeediyay

November 16, 2020

0 comments

Dibedda:

Sacuudi Carabiya waxay “si araxan darro ah u weerari doontaa” kuwa halista geliya amnigeeda iyo xasiloonideeda, waxaa sidaas ku hanjabay… Read More ›

Armenia foreign minister quits as gov’t under fire over ceasefire

Armenia foreign minister quits as gov’t under fire over ceasefire

November 16, 2020

0 comments

English:

Armenian Foreign Minister Zohrab Mnatsakanyan has quit his post, in the most significant departure of a government official following a… Read More ›

VIDEO: Muuqaalka xafladdii uu ciyaaryahan Maxamed Salax ka qaaday cudurka Corona oo baahiyay

VIDEO: Muuqaalka xafladdii uu ciyaaryahan Maxamed Salax ka qaaday cudurka Corona oo baahiyay

November 15, 2020

0 comments

Video, Xulka:

Dhawaan waxaa la shaaciyay in ciyaaryahanka caanka ah ee reer Liverpool Maxamed Salax uu ku dhacay cudurka coronavirus.