Home Wararka Maanta Waa Maxay Ujeedada Markabka Dagaal ee Maantay Muqdisho Soo Gaaray?

Waa Maxay Ujeedada Markabka Dagaal ee Maantay Muqdisho Soo Gaaray?

0

Markabka dagaal Turkiga ee lagumagacaabo KINALIADA F-514 ayaa tagay dekeda Muqdisho, safarkan ayaa qeyb ka ah dhoolaTus lagu xusayo sannad guuradii 134-aad ee Kasoo wareegtay xariirka Diblumaasiyadeed Japan iyo Turke, wuxuu tagi doonaa 22 dekedood oo dunida ah oo uu safarkan ku mari doono, sida ay sheegtay dawladda Turkiga oo 4-tii bishan ku baahisay boggeeda xogtan.

Markabka KANALIADA F-514, ayaa qeyb ka ah Howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda, sida macluumaadka lagu cadeeyey, dal kasta oo uu tagana ciidamada Badda ee dalkaas ayaa DhoolaTus la sameynayaa.

Sadex maalin kahor Markabkan ayaa soo maray dekeda Jabuuti.

Xogta dawladda Turkiga, ayaa kasoo horjeeda tan dawladda Soomaaliya, 19-ka August sannadkan ayuu safarka dhameyn donaa Markabkan.

Previous articleXukunka Sariflihii Alshabaab la Shaqaynaayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here