Home Wararka Somaliya Galmudug Horjooge Sare oo Soo Galay Gacanta Ciidamada Galmudug ee ku sugan Baxdo

Horjooge Sare oo Soo Galay Gacanta Ciidamada Galmudug ee ku sugan Baxdo

0

Horjooge Hanad oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo Culimada Degmada Baxdo, kadib markii uu xiriir la soo sameeyey saraakiisha ciidanka.

Horjooge Hanad oo magaciisa afgarasha uu yahay Garaad ayaa in ka badan 7 sano ka tirsanaa Kooxda Alshabaab waxuuna siweyn uga qeyb qaatay dagaaladii Alshabaab lagula galay deegaanada Camaara iyo Caad ee koofurta Gobolka Mudug.

Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug ayaa Isku aruursanaaya Hub iyo Ciidamo kuwaas oo la Filaayo inuu Dhawaan ka Qarxo Dagaalo markale la Doonaayo in Alshabaab looga saaro Galmudug.

Previous articleIiraan oo Hanjabaad Culus u dirtay Israil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here