Xafiiska madaxweynaha dalkaasi Ruushka Vladimir Putin ayaa soo bandhiga sawirro ku aadan dalxiis uu madaxweynaha ku tagay gobolka Sibir ee dalkaasi halkaas oo uu “kusoo xayeysiiyay” dhar qaali ah oo lagu sameeyo dalkiisa.

Ujeedka sawirrdan oo sannadkiiba mar lasoo bandhigo ayaa sidoo kala duwan waxaa uga hadlay warbaahinta dalkaasi, waxaana lagu sheegay kuwo lagu xayeysiinayo caafimaadka iyo dal-jaceylka madaxweynaha.

Safarkan ayaa waxaa madaxweynaha ku wehliyay wasiirka gaashaandhigga dalka Ruushka Sergei Shoigu kaas oo lagu tiriyo in uu yahay gacanta midig ee madaxweyne Putin.

Sidan oo kale sannadkii 2017-kii waxaa suuqa galay sawir uu madaxweynaha feero-qaawanyahay kaas oo uu faras saaran yahay islamarkaana uu dalxiis dalkiisa dh ku jiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*