US: Dacwad dil ah oo lagu soo oogay askarigii qoorta kaga istaagay ee sababay dilka ninka madow

US: Dacwad dil ah oo lagu soo oogay askarigii qoorta kaga istaagay ee sababay dilka ninka madow

May 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Nin laga eryay xubinnimada ciidanka booliska Mareykanka kaddib dhimashadii nin madow ah oo aan hubeysneyn ee ka dhacday magaalada Minneapolis ayaa xabsiga loo taxaabay, sida… Read More ›

MINNEAPOLIS: Wariye madow ah oo u shaqeynayay taleefishinka CNN oo la xiray isagoo war toos ah tabinaya

MINNEAPOLIS: Wariye madow ah oo u shaqeynayay taleefishinka CNN oo la xiray isagoo war toos ah tabinaya

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Booliska ka hortaga shaqaaqada ayaa xiray wariye Omar Jimenez kaas oo u shaqeeyay taleefishinka CNN, islamarkaana toos u tabinayay dibadbaxyada ka dhashay dilkii ninka madowga… Read More ›

Dibedbaxayaasha Minneapolis oo weerar ku qaaday saldhig boolis

Dibedbaxayaasha Minneapolis oo weerar ku qaaday saldhig boolis

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha… Read More ›

VIDEO: Muuqaal cusub oo ku saabsan sida ay boolisku ula dhaqmeen ninkii madowga ahaa ee dhintay oo lasii daayay

VIDEO: Muuqaal cusub oo ku saabsan sida ay boolisku ula dhaqmeen ninkii madowga ahaa ee dhintay oo lasii daayay

May 29, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

NBC News obtained over 60 minutes of security footage from a nearby restaurant showing some of the events leading up to George Floyd’s arrest and… Read More ›

MINNESOTA: Xaaladda magaalada Minneapolis oo faraha ka baxday iyo ciidamo lagu daad-gureeyay

MINNESOTA: Xaaladda magaalada Minneapolis oo faraha ka baxday iyo ciidamo lagu daad-gureeyay

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Dibadbaxyo ballaaran ayaa habeenkii 3-xaad ka socda magaalada Minneapolis kuwaasi oo looga oo horjeeda dil ay booliska u geysteen nin madow ah oo lagu magacaabo… Read More ›

Donald Trump oo saxiixay amar madaxwayne oo ka dhan ah shirkadaha baraha bulshada

Donald Trump oo saxiixay amar madaxwayne oo ka dhan ah shirkadaha baraha bulshada

May 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxwayne Donald Trump ayaa saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in meesha looga saaro qaar ka mid ah shuruucda lagu difaacayo shirkadaha baraha bulshada.… Read More ›

US: Trump oo soo faro-geriyay dhacdadii lagu dilay ninka madowga ah, caddaaladna dalbay

US: Trump oo soo faro-geriyay dhacdadii lagu dilay ninka madowga ah, caddaaladna dalbay

May 28, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa naxdin iyo masiibo ku tilmaamay dilkii magaalada Minneopolis loogu geystay ninkii madowga ahaa George Floyd. Trump wuxuu ka codsaday FBI-da… Read More ›

VIDEO: Yaabka yaabkiis! Cuuryaan gacmaha la`oo bastoolad uu lugaha u adeegsaday ku dhacay dukaan

VIDEO: Yaabka yaabkiis! Cuuryaan gacmaha la`oo bastoolad uu lugaha u adeegsaday ku dhacay dukaan

May 28, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

A man with cerebral palsy in a wheelchair held up a store while holding a gun with his feet in Canela, Brazil. The man no… Read More ›

Hindiya oo qabatay Shimbir “basaasnimo” ay uga shakisantahay iyo dalka Pakistan oo laga yeeshay

Hindiya oo qabatay Shimbir “basaasnimo” ay uga shakisantahay iyo dalka Pakistan oo laga yeeshay

May 28, 2020

0 comments

Dibedda:

Nin Pakistani ah ayaa ugu baaqay raysal wasaaraha Hindiya in loo soo celiyo shimbir nooca qoolleyda loo yaqaan ah, taas oo Hindiya u haysato basaasnimo.… Read More ›

VIDEO: Daawo qaabka ay boolisku u dileen ninka madow ee shaqaaqada ka dhalisay Minneapolis

VIDEO: Daawo qaabka ay boolisku u dileen ninka madow ee shaqaaqada ka dhalisay Minneapolis

May 27, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Demonstrators angered by the death of George Floyd blocked off several city streets in the Powderhorn neighborhood on Tuesday afternoon before marching to the Minneapolis… Read More ›

MINNEAPOLIS: Shaqaaqo ka dhalatay nin madow ah oo ay boolisku ceeji ku dileen

MINNEAPOLIS: Shaqaaqo ka dhalatay nin madow ah oo ay boolisku ceeji ku dileen

May 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Dibedbaxyo rabshado wata ayaa kaas oo ay isku fara-saareen booliska iyo bulshadii dibadbaxeysay kadib markii booliska magaalada Minneapolis ay ceeji ku dileen nin madow ah… Read More ›

SAWIRRO: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta xubno uu dhawaan magacaabay

SAWIRRO: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta xubno uu dhawaan magacaabay

May 26, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno  uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi… Read More ›

LIBYA: Ciidamadii ruushka ee taageerayay Khalifa Haftar oo laga saaray duleedka Tripoli

LIBYA: Ciidamadii ruushka ee taageerayay Khalifa Haftar oo laga saaray duleedka Tripoli

May 25, 2020

0 comments

Dibedda:

Diyaraadaha dagaalka Ruushka ayaa lagamagaalo ku taalla koonfurta Tripoli ee dalkaasi Libya kadib markii ciidamada ay taageerayeen ee Jeneral Khalifa Haftar ay kasoo gurteen furumaha… Read More ›

Shiinaha oo ku eedeeyay madaxweynaha Mareykanka in uu dagaal qabow gelinayo labadooda dal

Shiinaha oo ku eedeeyay madaxweynaha Mareykanka in uu dagaal qabow gelinayo labadooda dal

May 24, 2020

0 comments

Dibedda:

Wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha Wang Yi ayaa maanta oo Axad ah si dadban ugu eedeeyay madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump in uu dagaal kale oo… Read More ›

“Yaxaaskii Hitler” oo ahaa 84 jir oo ku geeriyooday magaalada Moscow ee dalka Ruushka

“Yaxaaskii Hitler” oo ahaa 84 jir oo ku geeriyooday magaalada Moscow ee dalka Ruushka

May 24, 2020

0 comments

Dibedda:

Yaxaas Dagaalkii Labaad ee Dunida kaga badbaaday magaalada Berlin oo si khalad ah dadku ugu haysteen in uu lahaa hogaamiyihii Nazi-yiinta ee Adolf Hitler, ayaa… Read More ›

Norway

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

NORWAY: Ninkii weerarka ku qaaday masjidka oo la sheegay in uu damacsanaa weerar gaari in uu ka geysto Grønland

May 5, 2020 0 comments

Sida soo shaac baxeysa Philip Manshaus oo ah ninkii weerarka fashilmay sano hore ka geystay masjidka al-Noor ee duleedka magaalada Oslo ayaa waxaa uu damacsanaa… Read More ›

Sport

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

Koox taageerayaal boonbale ah soo saftay garoon kubadeed iyo fadeexad ka raacday

May 19, 2020 0 comments

Koox ka dhisan dalkaasi Kuuriyada Koonfureed oo lagu magacaabo FC Seoul ayaa ku ceebowday ciyaar ay la ciyaareysay naadiga Gwangju FC kadib markii ay garoonka… Read More ›